Victor Osimhen ayaa waxaa soo dhaweeyay kumanaan kun oo taageerayaasha Galatasaray ah ee Istanbul ka dib markii uu dhamaystiray heshiiskii amaahda ahaa ee uu kaga soo biiray Napoli, iyadoo ay ku jiraan qodobbo.
Heshiiska ayaa la sameeyay saacado kadib markii...
39-jirkan ayaa saftay kulamo badan iyo goolal ka badan qof kasta oo kale taariikhda kubbadda cagta caalamiga ah ee ragga, isagoo dhaliyay 130 gool 212 kulan oo uu ciyaaray.
Waxa uu ku jiraa xulka Portugal ee ciyaaraha Nations League ee...
Tababare hore oo Premier League ah ayaa kula taliyay Erik ten Hag inuu go’aan ka qaato Bruno Fernandes oo ah kabtanka Manchester United.
Kubadsameeyaha reer Portugal ayaa ahaa dooqa koowaad ee kabtanka United tan iyo markii uu Ten Hag u...
Xiddiga Kooxda Chelsea ayaa qarka u saaran inuu waqtigiisa ku qaato go’aan ka gaarista waxa soo socda ee xirfadiisa ciyaareed mana ku degdegayo inuu ka tago Chelsea inkastoo laga saaray kooxda koowaad.
Daafaca bidix Ben Chilwell ayaa u sheegay tababaraha...
Vinicius Jr bilowgii xagaagan waxa uu lasoo baxay muuqal isagoo deeystay dhagor oo ku daray qaar ka mid ah cadaan.
Vini wuxuu u muuqday mid ka duwan qaab-dhismeedkiisa cusub.
Si kastaba ha ahaatee, qaab ciyaareedka Vini ma ahayn mid aad u...