Sonja Nientiet oo ah Kalkaaliso caafimaad oo ka soo jeedda dalka Jarmalka, lagana afduubtay magaalada Muqdisho iyadoo u shaqeynaysay Hay’adda ICRC ayaa dhawaan ka soo muuqatay muuqaal laga sii daayay barta Youtube-ka.
Kanaal Youtube oo uu sameeyay shaqsi lagu magacaabo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Taliska guutada 9-aad ayaa guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay deegaanka Abagbeeday oo qiyaas ahaan 20 KM dhanka bari kaga beegan degmada Xudur ee gobolka Bakool.
Dagaalka ka dhacay deegaanka Abagbeeday ayaa lasoo wariyay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.
Madaxweynaha ayaa la kulmi doona dhiggiisa dalka Turkiga, waxaana diiradda lagu saari doonaa sidii loo xoojin lahaa...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay in isbeddel ku yimid jadwalkii doorashooyinka, gaar ahaan diiwaan-gelinta ururrada siyaasadeed.
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay in guddigu uu 21 maalmood oo dheeraad ah ku kordhiyay waqtigii diiwaangelinta ururrada siyaasadeed, taas...
Diyaaradaha Akinci ee horumaray ee Turkiga aya si rasmi ah waxay u bilaabeen howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Soomaaliya, kuwaas oo lagu beegsanayo deegaano ka tirsan dowlad goboleedyada Federaalka ah ee Hirshabeelle, Galmudug iyo Koonfur Galbeed.
Diyaaradaha...
Dabley hubeysan ayaa maanta oo Arbaca ah weerar ku qaaday saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso, iyagoo ujeedkoodu ahaa inay gacanta ku dhigaan hub ay dhowaan qabteen ciidamada ammaanka Puntland. Weerarka ayaa sababay iska horimaad gacan ka hadal ah, kaasoo...
Al-shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ku qaaday deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas oo saldhigyo ku lahaayeen ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka.
Sidoo kale, Weerarka qaraxyada...
Ciidamada amniga Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku xiray weriyaha madax-bannaan oo lagu magacaabo Dalmar Socdaal, kadib markii uu Gaalkacyo dhinaca Galmudug ka qaatay kaarka aqoonsiga qaranka ee dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo horey Puntland u mamnuucday.
Wararka la helayo ayaa...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa maanta dheygastay dacwadda rag ku eedeysan Daacish iyo Shabaab. Eedeysanayaasha oo maxkamadda la hor keenayay ayaa gaarayay 10 eedeysane oo ay 2 kamid ah ajaaniib tahay.
Eedeysane kamid ah kuwa maxkamadda lasoo taagay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu laabtay jiidaha hore ee howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, labo maalmood un kadib markii uu muddo kooban uu wada hadallo heer sare ah la qaatay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Midowga Afrika...