Dowladda Mareykanka ayaa ku biirtay dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya cambaareynta weerarkii 18-kii bishii March lagu qaaday kolonyada uu la socday madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo sababay dhimashada dhowr qof oo ay ku jiraan saxafiyiin. Waaxda arrimaha dibadda ee...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo garab ka helaya kuwa deegaanka, ayaa xalay saqdii dhexe weerar culus oo isugu jira cir iyo dhulba ku qaaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, iyadoo la...
Saddex carruur ah oo ka soo jeeda qoomiyadda Oromada ee dalka Itoobiya ayaa daad ku qaaday magaalada Hargeysa, iyadoo mid ka mid ahi uu geeriyooday, halka labada kalena la soo badbaadiyey. Sida ay sheegeen goob-joogayaal ku sugnaa goobta uu daadku...
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay Somaliland kala shaqaynayso la dagaallanka kooxaha Al-Shabaab iyo Xuutiyiinta, oo ay sheegtay inay khatar ku yihiin London iyo Hargeysa labadaba. Gavin Williamson, oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska isla markaana horay usoo noqday Xoghayaha Difaaca, ayaa...
 Wararka ka imaanaya ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in habeenkii ugu horeeysay ee uu ku hoyday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah Alshabaab uu kulan kula qaatay degmada Moqokori Hoggaanka Hirshabeelle iyo saraakiisha...
Warar dheeraad ah ayaa laga helaya tiro hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray xarunta sida weyn loo ilaaliyo amaankeeda ee Xalane oo ku taala xeyndaabka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaafiicda oo jugtooda laga maqlay qaar ka mid ah...
Dagaal ka dhashay kulan kubadda cagta ah oo dhexmaray ciidamo Soomaaliyeed oo tababar militari ku qaadanaya dalka Turkiga ayaa sababay dhaawaca ugu yaraan 24 askari, sida ay saraakiisha deegaanka xaqiijiyeen Isniintii. Bayaan kasoo baxay maamulka gobolka Isparta ayaa lagu sheegay...
Turkiga ayaa Soomaaliya usoo daabulay diyaaradaha casriga ah ee Bayraktar Akinci diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaanno (UCAVs), taasoo fulinaysa ballan-qaad ciidan oo muddo dheer la sugayay si kor loogu qaado howlgallada ka dhanka ah argagixisada ee dalka. Diyaaradaha...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo barqanimadii maanta ka dhacay inta u dhaxeysa degmada Balcad iyo magaalada  Muqdisho, kaasoo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa si gaar ah uga dhacay deegaanka Hareeri Caadle ee...
Qarax xooggan oo nuuca miinada hareeraha waddooyinka la dhigo ayaa goordhoweyd ka dhacay laamiga Ceel Gaabta ee degmada Xamar Jajab, waxaana qaraxan la sheegay in uu ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sidoo kale, qaraxa miinada ah ayaa...