Lamine Yamal Iyo Nico Williams Oo Isku Dhacay; Hadaba maxaa sababay
Lamine Yamal ayaa la sheegay inuu si aad ah ula yaabay go’aanka Nico Williams uu ku saxiixay heshiiska cusub ee uu ku sii joogi...
Chelsea oo ku guuleysatay Abaalmarin Lacageed Kadib Markii Ay Gaartay Semi-finalka Tartanka Koobka Adduunka...
Chelsea ayaa sameeyay guul weyn kadib markii ay iska xaadiriyeen semi-final-ka Club World Cup, taasoo keentay in kooxda ay kasbato lacag dhan £60m.
Kooxda reer...
Wicitaankii Ugu Dambeeyay Ee Diogo Jota Ka Hor Geeridiisa Oo La Shaaciyay
Waxaa si murugo leh loo xaqiijiyay in Diogo Jota, weeraryahankii Liverpool ee geeriyooday toddobaadkan, uu ku jiray waqti farxad leh ka hor shilkii naxdinta...
Barcelona Oo Si Lama Filaan Ah Uga Laabatay Xiisihii Rashford – Deco Oo Magacaabay...
Sida ay warinayso Diario AS, Agaasimaha Isboortiga ee Barcelona, Deco, ayaa si rasmi ah ganafka ugu dhuftay xiisihii kooxda ee weeraryahanka Manchester United, Marcus...
Dowladda Soomaaliya oo ka tacsiyadeysay askartii Uganda uga dhimatay shilkii diyaaradeed
Dowladda Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeysay askartii Uganda uga geeriyootay shilkii diyaaradeed ee shalay ka dhacay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
“Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay tacsi tiiraanyo...
Dowladda Soomaaliya oo beenisay War lagu baahiyay baraha bulshada
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya, ayaa si adag u beenisay warqad qoraal ah oo lagu baahiyay baraha bulsdhada, kaa oo lagu...
Iran oo ugu hanjabtay Israa’iil in khariidada Dunidda laga weynayo haddii ay…
Doeladda Iiraan, ayaa markii u horreysay shaaca ka qaaday inay diyaariyeen tallaabooyinka ay qaadi doonaan haddii Israa’iil ay beegsato ama dhibaato ay gaarsiiso hoggaamiyaha...
AUSSOM oo ka hadashay diyaarad ku burburtay Muqdisho.
War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya ee loo yaqaano AUSSOM ayaa waxaa hadda si rasmi ah loo...
jen. Muungaab oo gudoomiye cusub u magacaabay degmada Kaxda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneraal Muungaab) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Degmada Kaxda Cabdiwali Xasan Nuur.
Wareegto kasoo baxday xafiiskiisa ayuu gudoomiyaha...
Ciidanka NISA oo fuliyay howlgal jab xooggan lagu gaarsiiyay Al Shabaab
Ciidanka nabadsugidda Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoostaga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumalaysanayeen xubno...









