Home WARARKA Sharciga ma dadka Shacabka ah oo kaliya ayuu qabtaa Mise Saraakiisha...

Sharciga ma dadka Shacabka ah oo kaliya ayuu qabtaa Mise Saraakiisha dowlada wuu qabtaa?

15
0

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska G/Banaadir Macalin Mahdi oo ayaa sheegay in Cid walba oo sheegto wax lid ku ah Hanaanka ay wax u wado dowlado & Shacab kasta oo qeylo dhaamiyo ama Saraakiil dowladeed sharciga la horgeyn doono.

Tusaale Hadii dowlada dhulka danta-guud ay siiso shaqsiyaad iyo ganacsato oo dan guud lagu qabanin Wariyaya wuxuu xaq u leeyahay in uu sheego xogta uu haayo oo ah in dowladu dhulkii dadka ay siiso shaqsiyaad ,Sidokale shacabka la barakiciyey waxay xaq u leeyihiin in ay cabasho dirsadaan oo fikirkooda muujiyaan maadama ganacsato la siiyay dhulkoodii ay ku noo laayeen.

Ha hadlina, Aamusa Wariye ma hadli kartid oo runta ma sheegi kartid Hebelow afkaaga xiro Hadaad maqasho waa Xukun kali talisnimo.

Sarkaalka maanta lagu shaqeysanayo beri ayuu aayi doonaa markuu banaanka tago, Xanuunka arko, Ninkii uu baadilka ugu shaqeynaayey-ne yaso oo ka dheeraado.

Magaalada Muqdisho waxaa sii xoogeystay Barakcinta Dadkii ku noolaa qeybo ka mid ah caasimada soomaaliya ee Muqdisho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here