Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1610 POSTS 0 COMMENTS

In ka badan 50 askari oo lagu qabtay Buurhakaba, kadibna cafis...

0
Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ee taabacsan Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo bandhigay in ka badan 50 askari oo ay sheegeen inay ku qabteen...

Danjire Anteneh oo ka digay in aqoonsiga Somaliland uu halis gelin...

0
Danjire Tesfaye Yetayeh Anteneh, safiirka Itoobiya u jooga Israa’iil, ayaa ka digay in haddii Itoobiya ay aqoonsato Somaliland, dowladda Soomaaliya ay dalban karto in...

Xildhibaanno ka soo jeeda Puntland iyo Jubbaland oo si adag uga...

0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid jadwalka doorashada ee la shaaciyay 15-kii Oktoobar, iyaga oo ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud,...

Owdiinle: Shacab la sheegay inay bililiqeysteen xeryihii ay deganaayeen ciidamada dowladda...

0
Wararka laga helayo deegaanka Owdiinle ee gobolka Baay ayaa sheegaya in shacabka deegaanka ay bililiqeysteen xeryihii ay deganaayeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kaddib markii...

Xasan Sheekh: “Talo dhexda la dhigayo ma jirto, dalkuna dowlad ayuu...

0
Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira lagu xalliyo wada-hadal, is-afgarad iyo hannaan dowladeed, isaga oo ka digay...

Gaza oo wajahaysa cunno yari daran: In ka badan 1.4 milyan...

0
Xaaladda bani’aadannimo ee Marinka Gaza ayaa weli ah mid aad u adag, iyadoo malaayiin Falastiiniyiin ah ay la tacaalayaan cunno yari, barakac, adeegyo caafimaad...

Mucaaradkii Farmaajo ee 2021 iyo mucaaradka Xasan Sheekh ee 2026: Maxaa...

0
Siyaasadda Soomaaliya ayaa mar kale wajahaysa muran la xiriira doorashada, dastuurka iyo muddada xilka madaxweynaha. Xaaladda maanta taagan waxay dib u soo celinaysaa xusuusta...

Xiisadda Koonfur Galbeed: Ciidamada taabacsan Laftagareen oo la wareegay Bardaale

0
Xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka taagan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogaysanaysa, kaddib wararka sheegaya in ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee...

Soomaaliya iyo doorashada qof iyo cod: Ma midnimo ayay horseedi doontaa...

0
Soomaaliya waxay mar kale wajahaysaa marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, iyadoo dowladda federaalku ku dadaalayso hirgelinta nidaamka doorashada qof iyo cod, halka Puntland, Jubaland...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ciidamo Boolis ah geysay degmada Waajid ee...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed geysay degmada Waajid ee gobolka Bakool, kuwaas oo loo diyaariyey inay ka howlgalaan saldhigga...