Bashiir Abdulahi
Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyey Hindise Sharciyeedka Kufsiga iyo Anshax-xumada
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Hindise Sharciyeedka Dembiyada Kufsiga iyo Anshax-xumada, kaas oo muddo dheer horyaalay Golaha Shacabka, isla markaana la doonayo inuu xoojiyo...
Shacabka Somaliland oo ku kala aragti duwan hadalka Trump: Magac cusub...
Hadal uu Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ka jeediyay isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay magaalada Youngstown ee gobolka Ohio ayaa dhaliyay dood cusub oo la...
Soomaaliya oo ka dhex muuqatay liiska dalalka la xiriira jebinta cunaqabataynta...
Dowladda Maraykanka ayaa tallaabooyin ciqaabeed oo ka badan 1.21 bilyan oo dollar ku soo rogtay bangiga Bank of America, kaddib markii lagu eedeeyay inuu...
ICRC oo ka digtay fatahaado ka dhasha El Niño oo malaayiin...
Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ayaa ka digay in roobabka ka badan heerka caadiga ah iyo fatahaadaha la filayo inay Soomaaliya ka...
14-ka Oktoobar: Xusuusta Qaraxii Soobe iyo murugadii Muqdisho gilgishay
14-ka Oktoobar waa maalin murugo leh oo taariikhda Soomaaliya ku suntan, waana maalin dib u soo noolaysa xusuusta qaraxii weynaa ee ka dhacay isgoyska...
Taliyihii Nabad Sugidda Waliyow Cadde ee xilka laga qaaday oo la...
Warar laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Caana Boore, oo ahaa taliyihii Nabad Sugidda qaybta Waliyow Cadde ee shalay xilka laga qaaday, la...
Larry André oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Xasan Sheekh,...
Danjirihii hore ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya, Larry André Jr., ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada...
Jubaland oo la wareegtay xarumaha dowladda ee Beled-Xaawo
Ciidamada maamulka Jubaland ayaa la sheegay inay la wareegeen xarumihii dowladda Federaalka ee magaalada Beled-Xaawo, gobolka Gedo, kaddib markii ciidamada Nabad-sugidda Federaalka ee ku...
Dowladda Soomaaliya oo Laftagareen iyo Gen Shubka ku dartay liiska cunaqabataynta...
Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay...
Trump oo Somaliland iyo Soomaaliya ku tilmaamay laba dhinac oo kala...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa hadal loo soo xigtay ku sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala duwan yihiin, isaga oo sheegay in...









