Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1614 POSTS 0 COMMENTS

Larry André oo weerar afka ah ku qaaday dowladda Xasan Sheekh,...

0
Danjirihii hore ee Mareykanka u qaabilsanaa Soomaaliya, Larry André Jr., ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya, gaar ahaan dagaallada...

Jubaland oo la wareegtay xarumaha dowladda ee Beled-Xaawo

0
Ciidamada maamulka Jubaland ayaa la sheegay inay la wareegeen xarumihii dowladda Federaalka ee magaalada Beled-Xaawo, gobolka Gedo, kaddib markii ciidamada Nabad-sugidda Federaalka ee ku...

Dowladda Soomaaliya oo Laftagareen iyo Gen Shubka ku dartay liiska cunaqabataynta...

0
Guddiga Qaranka ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ee Soomaaliya ayaa liiska cunaqabataynta maaliyadeed ku daray 10 qof oo uu ku tuhunsan yahay...

Trump oo Somaliland iyo Soomaaliya ku tilmaamay laba dhinac oo kala...

0
Madaxweynaha Maraykanka, Donald J. Trump, ayaa hadal loo soo xigtay ku sheegay in Somaliland iyo Soomaaliya ay kala duwan yihiin, isaga oo sheegay in...

$4 Milyan oo Dollar oo Loo Wadey Burcad-badeedda Afduubatay Markab ku...

0
Warar laga helayo ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in lacag dhan 4 milyan oo dollar oo la sheegay in loo waday burcad-badeed afduubatay markab...

Itoobiya oo 220 Askari oo ka Tirsan Ciidanka Soomaaliya u Qaadday...

0
Wararka laga helayo Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in dowladda Itoobiya ay magaalada Addis Ababa u qaadday ku dhowaad 220 askari oo ka tirsan...

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo laga soo sheegayo Berdaale iyo Diinsoor, iyadoo ciidamada...

0
Ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada deegaanno ku dhow degmooyinka Berdaale iyo Diinsoor...

Donald Trump oo weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo dadka...

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadallo kulul oo lagu dhaliilayo muhaajiriinta ka soo jeeda Soomaaliya iyo Haiti ka jeediyay isu-soo-bax siyaasadeed oo ka dhacay...

Soomaaliya ma laga hirgelin karaa hub ka dhigis xilli Al-Shabaab ay...

0
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan Muqdisho ayaa mar kale dhalisay su’aalo ku saabsan amniga caasimadda, hubka ay wataan kooxaha hubeysan iyo suurtagalnimada in Soomaaliya...

Ganacsigii Suuqa Tabeellaha Sheekh Ibraahim oo Albaabada Loo Xiray Kadib Amar...

0
Ganacsigii Suuqa Tabeellaha Sheekh Ibraahim ee magaalada Muqdisho ayaa hakad galay, kadib markii ganacsatada lagu wargeliyay inay albaab kasta bixiyaan lacag dhan 20 doolar,...