Bashiir Abdulahi
Isbeddello Lagu Sameeyay Saraakiisha NISA ee Muqdisho
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in isbeddello lagu sameeyay saraakiishii Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) ee ka howlgeli jiray degmooyinka iyo qeybaha...
Xaaladda Degmada Wadajir oo Saaka Deggan Kadib Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo Ka...
Xaaladda amni ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa saaka deggen, kadib maalmo ay magaalada ka jireen dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo walaac la xiriiray qorshe...
Shariif Sheekh Axmed oo beeniyay eedeymaha NISA, kana hadlay xaaladda amni...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa beeniyay eedeymo ay Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA) ka soo saartay ilaaladiisa, isaga oo sheegay...
Tayada Waddooyinka Gobolka Hiiraan oo Su’aalo Laga Keenay,iyo Isla Xisaabtan...
Tayada dhismaha waddooyinka iyo buundooyinka gobolka Hiiraan ayaa dhalisay su’aalo ku saabsan sida loo qorsheeyo mashaariicda kaabayaasha dhaqaalaha, kaddib markii la arkay biyo dul...
Maxaa iska beddelay doorkii beesha caalamka ee khilaafaadka siyaasadeed ee Soomaaliya?
Muddo dheer, marka uu khilaaf siyaasadeed oo culus ka dhex qarxo madaxda dowladda federaalka Soomaaliya, madaxda dowlad-goboleedyada ama dowladda dhexe iyo mucaaradka, waxaa caadi...
Xiisadda Siyaasadeed iyo Amni ee Muqdisho oo Korortay, Ciidamo Aan tegi...
Dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa walaac iyo su’aalo ka muujinaya dhaq-dhaqaaqyada ciidamada kuwaa oo aan tagi karin degmada Aadan Yabaal, ee dib loogu...
Muqdisho oo laga dareemayo cabsi amni kaddib warar sheegaya qorshe lagu...
Xaalad cabsi iyo walaac amni ayaa laga soo sheegayaa magaalada Muqdisho, kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in kulan ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya...
Himilo Qaran oo Xasan Sheekh uga digay weerar lagu qaado xarumaha...
Xisbiga Himilo Qaran ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa digniin u diray Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo uga...
Xasan Sheekh iyo Safiirka Ingiriiska oo ka wada hadlay amniga iyo...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya, Charles King, iyaga oo ka wada hadlay xaaladda amni iyo...
Puntland oo hubka ka mamnuucday magaalada Badhan xilli loo diyaar garoobayo...
Maamulka Puntland ayaa magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ka mamnuucay in hub lagu dhexqaato magaalada, iyadoo go’aankan lagu sheegay mid lagu xoojinayo amniga, laguna...









