Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1614 POSTS 0 COMMENTS

Imaaraadka Carabta oo lagu eedeeyay duqeyn lagu dilay afar qof oo...

0
Saraakiil ka tirsan hay’adaha amniga Puntland ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeeyay inuu fuliyay duqeyn diyaaradeed oo lagu dilay afar qof oo isku qoys ahaa,...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la joojiyo dagaallada Baydhabo iyadoo...

0
Isuduwaha arrimaha bani’aadantinimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, George Conway, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo dejiyo xiisadda iyo dagaallada ka socda magaalada...

Soomaaliya oo sheegtay inay dhexdhexaad ka tahay xiisadda Itoobiya, Masar iyo...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda ku aaddan xiisadda sii xoogeysanaysa ee Geeska Afrika, iyadoo sheegtay inaysan qayb ka ahayn loollanka u dhexeeya Itoobiya, Masar...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo iyo gaadiid dagaal geysay agagaarka guryaha mucaaradka...

0
Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemayo qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka guryaha siyaasiyiinta mucaaradka, iyadoo la sheegay in ciidamo badan iyo...

Xaalad Culus oo Laga Soo Sheegayo Taliska Ciidanka Asluubta: Mushaar La’aan,...

0
Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa wajahaya cabashooyin iyo eedeymo kala duwan oo la xiriira maamulka ciidanka, xuquuqda askarta, daryeelka agoonta iyo dadka naafada ah,...

Khatarta Al-Shabaab ee Hirshabelle iyo Galmudug oo Walaac Ku Abuurtay Matabaan...

0
Xaaladda amni ee maamullada Hirshabelle iyo Galmudug ayaa wajahaysa caqabado isa soo taraya, iyadoo laga cabsi qabo in dhaq-dhaqaaqyada kooxda Al-Shabaab ay saameyn ku...

Dood Kulul iyo Buuq Ka Dhacay Baarlamaanka Soomaaliya, Sharciga Lacagta iyo...

0
Fadhiga Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay dood kulul, hadallo is-dhaafsi ah iyo muran dhexmaray xildhibaanno, iyadoo ajandaha dooddu uu...

Xiisadda u dhaxeysa Dowladda iyo Mucaaradka oo Cabsi ka Abuurtay Muqdisho

0
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho ayaa sii xoogaysanaysa, iyadoo ay isa soo tarayaan eedeymo la xiriira khilaafka u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Golaha Wasiirrada Jubbaland oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2027-ka

0
Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027-ka, taas oo wadarta guud lagu sheegay $60,886,783.86, iyadoo Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha...

Webiga Shabeelle ee mara Jowhar oo biyo badan keenay

0
Heerka biyaha Webiga Shabeelle ee magaalada Jowhar ayaa toddobaad gudihii kor u kacay 2.22 mitir, isagoo gaaray 4.70 mitir, sida lagu sheegay xogtii ugu...