Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1614 POSTS 0 COMMENTS

Uganda oo Soomaaliya Keentay Guutada 48-aad ee Ciidamadeeda, Beddelaysa Guutada 45-aad...

0
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa soo dhoweeyay cutub cusub oo ka tirsan ciidamadooda,...

AFRICOM oo ka digtay xiriir suuragal ah oo dhex mara Xuutiyiinta...

0
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa walaac ka muujiyay suurtagalnimada in Xuutiyiinta Yemen ay xiriirro milatari iyo kuwo farsamo la yeeshaan kooxda Al-Shabaab,...

Masar oo isu diyaarinaysa inay ciidamo u dirto Soomaaliya iyadoo loollanka...

0
Soomaaliya Dowladda Masar ayaa lagu soo warramayaa inay diyaarinayso ciidamo milatari oo loo dirayo Soomaaliya, tallaabadaas oo la xiriirta xoojinta iskaashiga difaac ee labada...

Ciidanka Xoogga Dalka oo dib ula wareegay deegaanka Hees ee gobolka...

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Qaybta 27-aad, ayaa howlgallo ciidan ka wada deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, kaddib dagaallo shalay ka dhacay halkaasi,...

Baydhabo oo wajahaysa xiisad amni: Dhaqdhaqaaq ciidan oo xooggan iyo cabsi...

0
Magaalada Baydhabo iyo deegaannada ku xeeran ayaa wajahaya xaalad amni oo kacsan, kaddib markii la soo sheegay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xooggan oo ay wadaan...

Amni Darrada Xaafadda Tarabuush ee Degmada Wadajir oo Sii Kordheysa

0
Xaafadda Tarabuush ee degmada Wadajir, gobolka Banaadir, waxaa ka jira cabashooyin la xiriira amni darro sii kordheysa, iyadoo dadka deegaanka ay sheegeen in kooxo...

Iska Horimaad u Dhexeeyay Ciidamada Gorgor iyo Dadka Deegaanka Buufow Bacaad...

0
Wararka laga helayo deegaanka Buufow Bacaad ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in iska horimaad hubeysan uu halkaasi ku dhexmaray ciidamada Gorgor iyo dhinacyo...

Jubbaland oo Adkaysay Muhiimadda Nabadda Beledxaawo

0
Madaxtooyada Jubbaland ayaa war-saxaafadeedkeeda ku sheegtay in dadaallada lagu soo afjarayo xiisadaha Beledxaawo ay ka dhasheen iskaashi dhexmaray qaybaha kala duwan ee bulshada iyo...

Qarax Miino oo ka Dhacay Gobolka Garissa ee Kenya oo Lagu...

0
Taliyihii booliska saldhigga Xagardheere iyo darawalkiisii ayaa la sheegay inay ku dhinteen qarax looga shakisan yahay miino dhulka lagu aasay, kaas oo haleelay gaari...

Sagal Abdi-Wali oo Ku Guuleysatay Kursiga Holborn and St Pancras ee...

0
Sagal Abdi-Wali, oo asal ahaan Soomaali ah kana tirsan Xisbiga Shaqaalaha Ingiriiska (Labour Party), ayaa ku guuleysatay kursiga baarlamaanka ee deegaanka Holborn and St...