Bashiir Abdulahi
Dagaal u Dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo Ka Dhacay Hiiraan
Dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa saaka ka dhacay deegaannada Xaanshigadafer iyo Hees oo hoos yimaada degmada Maxaas...
Jubbaland oo la wareegtay ciidamadii Cabdirashiid Janan ee Baladxaawo kaddib wadahadallo
Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa maanta si buuxda u wareejiyay ciidamadii uu watay ee ku sugnaa degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, kaddib wadahadallo saacado...
Xeer Ilaalinta Guud oo Bilowday Baarista Kiisaska Wax-ka-beddelka Baasaboorrada Soomaaliya
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa bilaabay baaritaanka kiisaska la xiriira wax-ka-beddelka xogta baasaboorrada Soomaaliya ee ay bixiso Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ).
Eedeymaha...
Muhiimadda ay leedahay la wareegidda degmada Qasax-dheere ee gobolka Baay ee...
La wareegidda degmada Qasax-dheere ee gobolka Baay, oo uu xaqiijiyey afhayeenka maamulka Koonfur-galbeed ee garabka Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa ah dhacdo muhiim ah oo saamayn...
Beeraleyda Garoowe oo ka bannaanbaxay seeraynta dhul ay sheegeen in loogu...
Beeraleyda ku nool duleedka magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sameeyay bannaanbax ay kaga soo horjeedaan seerayn lagu sameeyay dhul beereed ay sheegeen inay...
Al-Shabaab oo Tardo ku dishay dad shacab ah, dagaal culusna uu...
Faahfaahinta laga helayo deegaanka Tardo oo hoostaga degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay dagaal culus, kaddib markii...
Caqabadaha Hortaagan Soomaaliya Inay Yeelato Dowlad Si Buuxda Uga Talisa Dalka
Soomaaliya waxay muddo dheer ku jirtay dadaal lagu dhisayo dowlad awood u leh inay si buuxda uga taliso dhulkeeda, ilaalisa shacabka, maamusha xuduudaha, bixisa...
Sheekh Shariif oo Dhaliilay Diblomaasiyadda Dowladda Soomaaliya iyo Siyaasadda Xasan Sheekh
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u dhaliilay siyaasadda arrimaha dibadda ee dowladda uu hoggaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo...
Muqdisho iyo Tacaddiyada Shacabka: Halkee Ku Dambeeyay Isla-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda?
Magaalada Muqdisho waxaa muddooyinkii dambe isa soo tarayay cabashooyinka shacabka ee la xiriira xarig, garaacis, cabsi-gelin iyo tacaddiyo kale oo lagu eedeeyo qaar ka...
Qabiilku Soomaaliya: Horumar mise Caqabad?
Soomaaliya muddo dheer ayay la tacaalaysay caqabad la xiriirta doorka qabiilka ee siyaasadda iyo dowladnimada. Inkastoo qabiilku yahay nidaam bulsho oo soo jiray qarniyo...









