Bashiir Abdulahi
Siyaasadda “Soomaali Heshiis ah, Dunidana Heshiis la ah” iyo Saddexda Dal...
Xasan Sheekh Maxamuud markii uu mar kale xilka Soomaaliya qabtay sanadkii 2022 wuxuu siyaasaddiisa arrimaha dibadda ku saleeyay hal-ku-dhigga ah “Soomaali heshiis ah, dunidana...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow “Dooli iyo bisad hal jeeb laguma wada...
Daahir Amiin Jeesow ayaa tusaale u soo qaatay siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya, isagoo sheegay in aysan suuragal ahayn in dal uu isku mar...
Amniga Jowhar oo walaac laga muujiyay kadib kororka falalka ay geysanayaan...
Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ka taagan walaac la xiriira xaaladda amniga, iyadoo bulshada magaalada ay soo wajahday falal amni-darro oo mas’uuliyiintu...
Guddoomiyaha Doolow oo ka hadlay xaaladda amniga iyo siyaasadda Gedo
Guddoomiyaha Degmada Doolow ee Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Cabdi (Lafeey), ayaa maanta kormeer ku tegay ciidamada amniga degmada iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland, isagoo ka...
Warbaahinta Soomaaliya iyo baahinta tooska ah: Dastuurku muxuu ka qabaa, xaggee...
Doodda ku saabsan in warbaahinta Soomaaliya loo oggolaado inay si toos ah u baahiso shirarka, khudbadaha iyo munaasabadaha madaxda ayaa mar walba dib u...
Türkiga oo Soomaaliya ka dhisanaya xarunta hawada sare: Fursad cusub oo...
Türkiye ayaa wadday qorshe istiraatiiji ah oo ay Soomaaliya uga dhiseyso xarun laga diro gantaallada iyo dayax-gacmeedyada, taas oo Ankara u aragto qayb muhiim...
Khilaafka Masar iyo Itoobiya iyo Saameynta uu ku Yeelan Karo Soomaaliya
Khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya wuxuu muddo dheer ku salaysnaa muranka webiga Nile, gaar ahaan Biyo-xireenka Weyn ee Renaissance-ka Itoobiya. Hase yeeshee, khilaafku...
Wakaaladda Wararka Itoobiya oo dhaliishay mowqifka Xasan Sheekh ee xiriirka Soomaaliya...
Wakaaladda Wararka Itoobiya ayaa daabacday maqaal si weyn loogu dhaliilayo mowqifka Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aaddan xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo maqaalka lagu...
Qaboojiyeyaasha Garoonka Aadan Cadde oo la damiyay iyo cabashooyin cusub oo...
Cabashooyin cusub ayaa kasoo baxay xaaladda adeegyada Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib markii la sheegay in qaboojiyeyaasha gudaha terminal-ka...
Wasiirka Caafimaadka oo Baarlamaanka looga su’aalay lacagaha isbitaallada iyo tayada adeegyada...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan, ayaa hortagay Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Shacabka, waxaana kulanka lagu weydiiyay...









