Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1614 POSTS 0 COMMENTS

Lafta-gareen oo Turkiga uga digay faragelin siyaasadeed iyo taageeridda beel gaar...

0
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa si adag uga hadlay doorka Dowladda Türkiye ee Soomaaliya, isagoo ka digay in...

IMF oo ka digtay caqabado dhaqaale oo Soomaaliya wajahaya

0
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay in dhaqaalaha Soomaaliya uu wajahayo caqabado isbiirsaday, kuwaas oo ay ka mid yihiin hoos u dhaca gargaarka...

Hirshabelle: 10 sano oo caqabado iyo dagaal ah

0
Maamulka Hirshabelle waxaa la dhisay sanadkii 2016, waxaana loogu talagalay inuu mideeyo labada gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, iyadoo Jowhar loo aqoonsaday caasimadda...

Ciidamada Deegaanka oo howlgallo ka sameeyay Mudug

0
Ciidamada deegaanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo howlgalka lagu beegsanayo dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab ee ku sugan dhulka...

Dhismayaashii Ceymiska Qaranka oo la dumiyay iyo su’aalaha ka dhashay hantida...

0
Dhismayaashii Ceymiska Qaranka ee magaalada Muqdisho ayaa noqday arrin si weyn looga hadal hayo kadib markii la dumiyay dhismayaashii iyo guryihii ku yaallay deegaankaas....

Axmed Shide oo Noqday Soomaali-kii Ugu Horreeyay ee Guddoomiya Golaha Wakiillada...

0
Golaha Wakiillada Shacabka Itoobiya ayaa maanta Axmed Shide u doortay Guddoomiyaha Golaha, isagoo noqday Soomaali-kii ugu horreeyay ee qabta xilka hoggaanka aqalka hoose ee...

10 Oday Dhaqameed oo Lagu Xiray Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta lagu xiray 10 oday dhaqameed oo ka tirsan beesha Geelidle, kuwaas oo la sheegay in lagu...

DEGDEG: Ciidamada ammaanka Beledweyne oo xiray mas’uuliyiin hore

0
Ciidamada ammaanka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta xabsiga dhigay Duqii hore ee degmada Buulo-burde, Sadaam Cabdi Iidow, iyo Guddoomiyihii Tardo, Cismaan...

Wasiirka Amniga Jubbaland oo Gobweyn kaga qeybgalay barnaamijka Wadajirka Booliska iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Jubbaland, Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa deegaanka Gobweyn kaga qeybgalay barnaamijka Wadajirka Booliska iyo Bulshada, kaas oo...

Itoobiya oo jawaab ka bixisay bayaankii Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya

0
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay war-murtiyeedkii kasoo baxay shir-madaxeed ay madaxda Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ku yeesheen magaalada El Alamein ee...