Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1616 POSTS 0 COMMENTS

Wasiirka Amniga Jubbaland oo Gobweyn kaga qeybgalay barnaamijka Wadajirka Booliska iyo...

0
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Jubbaland, Gen. Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa deegaanka Gobweyn kaga qeybgalay barnaamijka Wadajirka Booliska iyo Bulshada, kaas oo...

Itoobiya oo jawaab ka bixisay bayaankii Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya

0
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa jawaab ka bixisay war-murtiyeedkii kasoo baxay shir-madaxeed ay madaxda Masar, Suudaan, Eritrea iyo Soomaaliya ku yeesheen magaalada El Alamein ee...

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya oo gaaray Ballanbale

0
Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Ballanbale ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kaga qeybgalayo dadaallada lagu soo afjarayo...

Khilaaf u dhexeeya Firdhiye iyo ku-xigeenkiisa oo soo shaac baxay

0
Khilaaf la sheegay inuu u dhexeeyo Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye, iyo Madaxweyne ku-xigeenkiisa, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa soo...

In ka badan 40 Xildhibaan oo laga jaray $800 kadib maqnaanshaha...

0
In ka badan 40 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa laga jaray midkiiba lacag dhan 800 oo dollar, kadib markii...

Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan oo heshiis ka gaaray arrimaha Badda...

0
Madaxweynayaasha Soomaaliya, Masar, Eritrea iyo Suudaan ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar ku yeeshay shir madaxeed afargeesood ah oo looga hadlay xaaladda gobolka,...

Khilaaf ka dhex taagan Hay’adda Socdaalka oo saameeyay xarunta baasaboorrada ee...

0
Khilaaf xooggan ayaa maalmihii la soo dhaafay ka dhex taagnaa qaar ka mid ah madaxda Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, iyadoo xiisaddu si gaar...

Puntland oo shaqada ka joojisay Taliyaha Booliska Mudug kaddib baxsashada maxaabiis...

0
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Maxamuud Muuse Bile oo loo yaqaan Fardafuul, kaddib dhacdo la...

Dabageed: Doorasho kama dhicin Hirshabeelle

0
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, ayaa sheegay in wax doorasho ah aysan ka dhicin magaalada Beledweyne, gobolka Hiiraan iyo guud ahaan...

Somaliland oo mar kale taageertay marin-badeedka Itoobiya, iyadoo diidday faragelinta heshiisyadeeda

0
Dowladda Somaliland ayaa dib u xaqiijisay mowqifkeeda ku aaddan in Itoobiya loo oggolaado marin ay ka hesho badda, iyadoo sheegtay in heshiisyo labada dhinacba...