Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1616 POSTS 0 COMMENTS

Xiisad ka dhalatay muran dhuleed oo ka taagan degmada Kaaraan ee...

0
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in habeenkii xalay uu ka dhacay xaafadda Buulo xaaji dhacdo amni oo sababtay dhimashada...

Xiisad ka dhalatay muran dhuleed oo ka taagan degmada Kaaraan ee...

0
Wararka laga helayo degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in habeenkii xalay uu ka dhacay xaafadda Buulo xaaji dhacdo amni oo sababtay dhimashada...

Dowladda Federaalka oo dib u dhistay Qaybta 26aad ee Ciidanka Xoogga...

0
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo la xiriirta dib-u-dhiska iyo ballaarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaddib markii dib loo abaabulay Qaybta 26aad...

Beesha Xawaadle oo heshiis la sheegayo la gaartay Al-Shabaab kaddib shir...

0
Xaaladda gobolka Hiiraan ayaa wajahaysa marxalad cusub, kaddib kulan ka dhacay degmada Maxaas oo ay ka qeybgaleen xubno horey uga tirsanaa ciidamada Macawiisleyda ee...

Dil iyo aano qabiil oo xiisad ka abuuray Qoryooley

0
Xaalad amni oo kacsan ayaa laga soo sheegay gudaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii dilal is xigay ay sababeen iska horimaad...

Trump oo sheegay in la joojiyay qaabilaadda qaxootiga Soomaaliya

0
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dowladdiisu ay joojisay qaabilaadda qaxootiga ka imanaya Soomaaliya, isagoo hadal ka jeediyay magaalada Mobile ee gobolka Alabama...

Baaritaan cusub oo ka hadlay khasaaraha rayidka ee duqeymaha Mareykanka ee...

0
Baaritaan cusub oo ay sameeyeen Arab Reporters for Investigative Journalism (ARIJ), iyagoo adeegsanaya xog ay soo uruurisay hay’adda Airwars, ayaa soo bandhigay tirooyin ku...

Fadhigii Golaha Shacabka oo maanta baaqday

0
Fadhigii maanta qorsheysnaa ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaqday, kaddib markii Xildhibaanada loo diray farriin lagu wargelinayo in kulankii loo qorsheeyay aan...

Maxaa sababay inuu xumaado xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka xilligan?

0
Xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa sannadkan 2026 wajahaya xaalad ka duwan tii hore, iyadoo labada dal ay weli iska kaashanayaan dhinacyada amniga iyo la-dagaallanka...

UK oo Soomaaliya u qoondaysay £2.5 milyan si loogu diyaargaroobo fatahaadaha...

0
Boqortooyada Midowday (UK) ayaa Soomaaliya u qoondaysay £2.5 milyan oo dheeraad ah oo loogu talagalay xoojinta diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhashaan...