Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1617 POSTS 0 COMMENTS

UK oo Soomaaliya u qoondaysay £2.5 milyan si loogu diyaargaroobo fatahaadaha...

0
Boqortooyada Midowday (UK) ayaa Soomaaliya u qoondaysay £2.5 milyan oo dheeraad ah oo loogu talagalay xoojinta diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhashaan...

Shir ka dhacay Marka oo lagu sheegay in hubka laga dhigo...

0
Magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa lagu qabtay kulan gaar ah oo looga hadlay xaaladda amni iyo siyaasadeed ee magaalada, iyadoo kulankaasi...

Soomaaliya oo dhexda uga jirta loollan siyaasadeed iyo istiraatiiji ah oo...

0
Soomaaliya ayaa sannadihii u dambeeyay si weyn uga dhex muuqatay loollanka istiraatiijiga ah ee ka socda Geeska Afrika iyo Badda Cas, iyadoo dalal gobolka...

Doorashada Mareykanka oo saameyn ku yeelan karta dadaallada Soomaaliya ee xoojinta...

0
Dadaallada Soomaaliya ay ku doonayso inay ku xoojiso xiriirka ay la leedahay dowladda Mareykanka ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed oo cusub, iyadoo Washington ay u...

Qatar oo ku baaqday in la sii wado taageerada farsamo ee...

0
Dowladda Qatar ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo sii wado taageerada farsamo iyo dhismaha hay’adaha, gaar ahaan dhinaca xuquuqda aadanaha, iyadoo sheegtay in taageerada...

Malaaq Shanla Gaab oo sheegay in Baydhabo lagu kala baxayo, kuna...

0
Xiisadda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan magaalada Baydhabo ayaa mar kale sare u kacday, iyadoo dhinacyada isku haya maamulka Koonfur Galbeed ay weli...

Sacuudiga oo Xuutiyiinta ku eedeeyey weerar lagu qaaday xarun koronto oo...

0
Sacuudiga ayaa Xuutiyiinta Yemen ku eedeeyey inay weerar diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah ku qaadeen xarunta Taibah ee qaybisa korontada, taas oo ku taalla...

Itoobiya oo eriday diblomaasi Masaari ah xilli dagaalka Tigray uu kusii...

0
Itoobiya ayaa qaaday tallaabo cusub oo diblomaasiyadeed oo ka dhan ah Masar, iyadoo Addis Ababa ay eriday diblomaasi Masaari ah, tallaabadan oo kusoo beegantay...

Qaraxyo Addis Ababa laga maqlay xilli dagaalladu ka socdaan waqooyiga Itoobiya

0
Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa xalay iyo saacadihii hore ee maanta laga maqlay qaraxyo dhowr ah, iyadoo dhacdadan ay kusoo beegantay xilli dagaallo...

Turkiga oo si weyn ugu dhex milmay colaadda siyaasadeed ee Soomaaliya

0
Doorka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u ballaaray, isagoo ka gudbay xiriir ku salaysnaa gargaar iyo horumar oo keliya, una...