Bashiir Abdulahi
Qaraxyo Addis Ababa laga maqlay xilli dagaalladu ka socdaan waqooyiga Itoobiya
Caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ayaa xalay iyo saacadihii hore ee maanta laga maqlay qaraxyo dhowr ah, iyadoo dhacdadan ay kusoo beegantay xilli dagaallo...
Turkiga oo si weyn ugu dhex milmay colaadda siyaasadeed ee Soomaaliya
Doorka Turkiga ee Soomaaliya ayaa sanadihii ugu dambeeyay si weyn u ballaaray, isagoo ka gudbay xiriir ku salaysnaa gargaar iyo horumar oo keliya, una...
Maxamed Mursal oo gaaray Baydhabo xilli ay ka taagan tahay xiisad...
Wafdi uu hoggaaminayay Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, xilli magaalada iyo guud ahaan Koonfur...
Duulimaad Garowe iyo Muqdisho oo baaqday kadib shuruudda Aqoonsiga Qaranka
Duulimaad ka ambabixi lahaa magaalada Garoowe kuna sii jeeday Muqdisho ayaa saaka baaqday, kadib markii rakaabka gudaha dalka u safrayay laga dalbaday inay haystaan...
Mustafe Cumar oo markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida
Mustafe Maxamed Cumar, oo sidoo kale loo yaqaan Mustafe Cagjar, ayaa markale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida lagu sheegay xogta laga...
Aqoonsiga Qaranka oo shuruud cusub looga dhigayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee safraya
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada qorshe lagu xoojinayo nidaamka aqoonsiga muwaadiniinta, iyadoo Aqoonsiga Qaranka si tartiib ah loogu xirayo adeegyada muhiimka ah ee dowladda,...
Saciido Cabdi: “Shaqo ayaan raadinayay sannado badan, balse waxaa la ii...
Saciido Cabdi, oo muddo dheer ku jirtay raadinta shaqo, ayaa ka hadashay caqabado iyo dhacdooyin ay sheegtay inay la kulantay intii ay shaqo raadinta...
AFRICOM oo sheegtay duqeymo ka dhan ah Al-Shabaab oo laga fuliyay...
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, AFRICOM, ayaa sheegay in isaga oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya uu duqeymo cirka ah ka fuliyay deegaanno ka tirsan...
F-16-yada Turkiga ee Soomaaliya: Yaa qaadaya mas”uuliyadda haddii rayid wax ku...
Joogitaanka diyaaradaha dagaalka ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa sanadkan noqday arrin si weyn looga hadal hayo, kaddib markii diyaaradaha F-16 ee Ciidanka Cirka Turkiga...
Beledweyne: Maxaa ka dambeeya khilaafka Xasan Sheekh iyo Xawaadle?
Khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay doorashada Hirshabeelle ayaa si weyn uga dhex muuqday magaalada Beledweyne, iyadoo dowladda Federaalka Soomaaliya iyo siyaasiyiin iyo waxgarad ka...









