Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1619 POSTS 0 COMMENTS

Xasan Sheekh oo booqasho shaqo ku tegay dalka Jabuuti

0
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tegay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Xasan Sheekh iyo Ismaaciil...

Maraykanka oo ciidamadiisii ugu dambeeyay kala baxay Ciraaq kaddib 23 sano

0
Dowladda Maraykanka ayaa maanta oo Arbaco ah soo gabagabeysay joogitaankii ciidamadeeda ee dalka Ciraaq, kaddib in ka badan 23 sano oo ciidamada Maraykanku ay...

Doorashada lagu muransanyahay ee qof iyo cod ah oo ka bilaabatay...

0
Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay maamul-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle doorashada lagururansanyahay ee qof iyo cod, iyadoo cod-bixiyayaashu u dareereen goobaha codbixinta si...

Shan shaqaale oo ajnabi ah oo lagu dilay markabka MT Honour...

0
Shan shaqaale oo ajnabi ah ayaa lagu dilay markabka MT Honour 25, kaddib markii koox burcad-badeed ah ay xoog kula wareegeen markabka, sida ay...

Bandow laga dhaqan-geliyay deegaannada lagu qabanayo doorashada muranka dhalisay ee Hirshabeelle

0
Taliyaha Booliska maamulka Hirshabeelle, Xasan Dhicisow Xasan, ayaa faahfaahin ka bixiyay bandow lagu soo rogay deegaannada maanta la filayo inay ka dhacaan doorashooyinka muranka...

Xasan Sheekh oo Masar u socda, iyadoo xiisadaha Geeska Afrika ay...

0
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda u safro dalka Masar, halkaas oo uu kaga qaybgeli doono shir heer gobol ah...

Xaaladda Beledweyne oo kacsan iyadoo la qorsheynayo wafdi Hirshabeelle ah

0
Xaaladda siyaasadeed iyo amni ee magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa saacadihii lasoo dhaafay isbeddel ku yimid, iyadoo la sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya...

Xasan Sheekh oo Addis Ababa kula kulmaya Abiy Axmed, iyadoo arrinta...

0
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku wajahan magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo la filayo inuu kulan fool-ka-fool ah kula yeesho Ra’iisul Wasaaraha...

Waxgaradka Xawaadle oo sheegay in masuuliyiinta Hirshabeelle aysan ka soo degi...

0
Nabadoonno iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Xawaadle ayaa maanta oo Talaado ah magaalada Beledweyne kaga dhawaaqay mowqif ku saabsan garoomada diyaaradaha ee ku...

Somaliland oo ka hor timid shir Saxaafadda Somaliland ku qabanayso Boorama

0
Somaliland ayaa ka hor timid shir ay bahda Saxaafadda Somaliland qorshaynayaan inay dhawaan ku qabtaan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, iyadoo Wasaaradda Warfaafintu...