Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1620 POSTS 0 COMMENTS

Somaliland oo ka hor timid shir Saxaafadda Somaliland ku qabanayso Boorama

0
Somaliland ayaa ka hor timid shir ay bahda Saxaafadda Somaliland qorshaynayaan inay dhawaan ku qabtaan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, iyadoo Wasaaradda Warfaafintu...

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu qaaday markabka Honour 25

0
Puntland ayaa sheegtay in ciidamadeeda badda ee PMPF ay howlgal ku qaadeen markabka Honour 25, kaas oo ay sheegtay in koox burcad-badeed ah ay...

Baydhabo oo saaka dib ugu soo laabanaysa dhaqdhaqaaqii caadiga ahaa kadib...

0
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa saaka laga dareemayaa dhaqdhaqaaq kooban, kadib dagaal xooggan oo shalay ka dhacay magaalada. Subaxnimadii maanta waxaa magaalada ka...

Taliye ku-xigeenii saldhigga Yaaqshiid oo la sheegay in la xiray kadib...

0
Macluumaad la helayo ayaa sheegaya in la xiray Yaxye Baroodo, oo ahaa taliye ku-xigeenka saldhigga degmada Yaaqshiid, kadib eedeymo la xiriira dhacdo ka dhacday...

Ciidamo Tababar Lagu Soo Xiray Xananbuure oo La Sheegay in Mushaharkooda...

0
Macluumaad laga helayo ilo la socda xaaladda ciidamo dhawaan tababar loogu soo xiray deegaanka Xananbuure ayaa sheegaya in dowladda Federaalka Soomaaliya ay bishan mushaharka...

Baydhaba caawa: Waa sidee xaaladdu kadib dagaalkii saaka?

0
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa hadda deggen kadib dagaal culus oo saacado ka socday qeybo kamid ah magaalada, kaas oo u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka...

Baydhabo oo Dagaalkii Saaka Qaboobay, Malaaq Aw-Aamiin oo ka Mid Noqday...

0
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalkii culus ee saaka ka dhacay magaalada Baydhabo, kaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur, iyadoo xaaladda magaalada...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo Faahfaahin ka Bixisay Dagaalka Baydhabo

0
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa faahfaahin hordhac ah ka bixisay dagaalka culus ee ka socda magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kaas oo u dhexeeya ciidamada...

Somaliland oo Dadaallo ugu Jirta Maamulka Hawadeeda iyo Joojinta E-Visa-da Soomaaliya

0
Somaliland ayaa sheegtay inay waddo dadaallo ay ku doonayso inay si buuxda ula wareegto maamulka hawadeeda, iyadoo sidoo kale dadaal ugu jirta sidii meesha...

Baydhabo: Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo sheegay inay khasaare gaarsiiyeen ciidanka...

0
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa weli ah mid aad u kacsan, iyadoo dagaal culus uu ka socdo gudaha magaalada iyo hareeraheeda, waxaana laga maqlayaa rasaas...