Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1622 POSTS 0 COMMENTS

Somaliland oo Dadaallo ugu Jirta Maamulka Hawadeeda iyo Joojinta E-Visa-da Soomaaliya

0
Somaliland ayaa sheegtay inay waddo dadaallo ay ku doonayso inay si buuxda ula wareegto maamulka hawadeeda, iyadoo sidoo kale dadaal ugu jirta sidii meesha...

Baydhabo: Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo sheegay inay khasaare gaarsiiyeen ciidanka...

0
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa weli ah mid aad u kacsan, iyadoo dagaal culus uu ka socdo gudaha magaalada iyo hareeraheeda, waxaana laga maqlayaa rasaas...

DEG-DEG: Faahfaahin Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaysa Dagaalka Culus ee...

0
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaalka culus ee saakay ka qarxay magaalada Baydhabo, iyadoo xaaladda magaalada ay weli tahay mid aad u kacsan,...

DEG-DEG: Dagaal Culus oo ka Socda Magaalada Baydhabo

0
Xaaladda magaalada Baydhabo ayaa maanta aad u kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo dhawaqa hubka culus iyo rasaas xooggan. Wararka laga helayo magaalada ayaa sheegaya...

Naafada Ciidanka oo ka cabanaya hanjabaad la sheegay inay kala kulmeen...

0
Xubno ka tirsan guddiga naafada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay maanta kulan kula yeesheen Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha...

Hub lagu qabtay Kaaraan iyo baaritaan socda oo ku saabsan halka...

0
Ciidamada ammaanka ayaa maanta degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku qabtay gaari lagu sheegay inuu waday hub tiro badan, kaas oo lagu qariyay saddex...

Xiisadda siyaasadeed ee Beledweyne oo sii xoogeysanaysa iyo kulamada Xawaadle

0
Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka socday dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed iyo wadatashiyo la xiriira mustaqbalka siyaasadeed ee gobolka Hiiraan iyo...

Waalidiin Garoowe ka mudaharaaday oo dalbaday xog ku saabsan carruurtooda ku...

0
Waalidiin iyo ehelada dhalinyaro Soomaaliyeed oo tahriib ku galay dalka Aljeeriya ayaa maanta dibadbax ka dhigay qaybo ka mid ah magaalada Garoowe, iyagoo dalbaday...

Muungaab oo Ciidamo Ku Ururinaya Gobolka Shabeellaha Dhexe?

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa muddooyinkii dambe si muuqata ugu lug lahaa arrimaha la xiriira ciidamada dowladda iyo...

Xamsa oo wajahaya cadaadis siyaasadeed : Agoonta, ciidamada, dhulalka Muqdisho ,...

0
Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilligan wajahaya arrimo siyaasadeed, dhaqaale iyo bulsho oo si weyn looga hadal hayo gudaha dalka,...