Bashiir Abdulahi
Fiqi oo digniin culus u diray mucaaradka: “Gacan bir ah ha...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto abaabul...
Sacuudiga oo aaminsan in Imaaraadku door ku lahaa aqoonsiga Israel ee...
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa aaminsan in Imaaraadka Carabta uu door muhiim ah ku lahaa fududeynta aqoonsigii ay Israel siisay Somaliland, iyadoo saraakiil Sacuudi ah...
Safarkii Xasan Sheekh ee Maraykanka oo kusoo dhammaaday kulan la’aan uu...
Safarkii Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay Maraykanka xilli uu socday shirkii 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa dhaliyay dood siyaasadeed oo...
Xamse oo magacaabay laba Agaasime Guud xilli dood ka taagan tahay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta, Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabay laba Agaasime Guud oo ka hawlgeli doona Wasaaradaha Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha iyo Isgaarsiinta iyo...
Fahad Xabash oo Muqdisho kusoo bandhigay ciidan uu sheegay inay taageersan...
Fahad Xabash ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay koox ciidan ah oo uu sheegay inay taageersan yihiin, isla markaana ay si wadajir ah uga...
Asad Diyaano oo wajahaya xil-ka-qaadis, Xamse Cabdi Barre oo cadaadis siyaasadeed...
Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa saacadba saacad ka dambeysa sii kululaanaysa, iyadoo warar cusub ay sheegayaan in isbeddel lagu sameynayo hoggaanka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed,...
Xiisad ka taagan Caluula kaddib iska hor-imaad dhimasho sababay
Xiisad siyaasadeed iyo mid amni ayaa ka taagan degmada Caluula ee gobolka Raascasayr, kaddib iska hor-imaad maanta ka dhacay gudaha degmada oo sababay dhimashada...
Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland doonayso iskaashi amni oo ay...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay mustaqbalka doonayso inay ballaariso iskaashiga dhinaca amniga ee ay la yeelanayso Maraykanka iyo...
Soomaaliya oo 2–1 looga adkaaday Gambia bilowga isreeb-reebka AFCON 2027
Xulka qaranka Soomaaliya ee Ocean Stars ayaa guuldarro 2–1 ah kala kulmay xulka Gambia, kulan ka tirsanaa isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika ee AFCON 2027,...
Soomaaliya iyo Burkina Faso oo Laba Siyaabood oo Kala Duwan Uga...
Waxaa maanta isbarbar yaal laba dhacdo oo ku saabsan sida dowladuhu ula dhaqmaan qoysaska askarta dalkooda ugu dhimatay dagaallada. Burkina Faso ayaa qaadday tallaabo...









