Bashiir Abdulahi
Dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose
Deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay dagaallo culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahanno ka...
Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cali Xoosh
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gudbiyay mooshin ka dhan ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Xoosh, iyagoo...
Macallin Mahdi oo u hanjabay saraakiisha Ciidanka Cirka ee ku sugan...
Macallin Mahdi ayaa hadallo hanjabaad ah u jeediyay saraakiisha Ciidanka Cirka Soomaaliya ee ku sugan xarunta Afisyooni, kaddib markii uu halkaasi tagay iyadoo uu...
Muungaab waa qarash-doon, qurux-doon ma aha Hadal dood ka abuuray...
Hadal si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa dhaliyay dood ku saabsan waxqabadka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen Muungaab.
“Suldaanka 5-ta...
Washington iyo Muqdisho oo wajahaya xiisad ku saabsan Somaliland
Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa wajahaya marxalad xasaasi ah, iyadoo ay isku soo beegmayaan doodaha ku saabsan mustaqbalka Somaliland, siyaasadda Washington ee...
Heshiiska Difaaca ee Turkiga, Sacuudiga iyo Pakistan: Soomaaliya maxay uga dhigan...
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa maanta oo Isniin ah lagu qabanayaa kulankii ugu horreeyay ee guddiga istaraatiijiga ah ee siyaasadda iyo difaaca ee...
Basro oo degan kaddib dagaallo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab
Xaaladda amni ee deegaanka Basro ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa hadda ah mid degan , kaddib dagaallo iyo howlgallo ciidan oo saacadihii lasoo dhaafay...
Maraykanka goormuu bilaabay in xiriir diblumaasiyadeed la sameysto Soomaaliya
Maraykanku wuxuu xiriir diblumaasiyadeed la sameeyay Soomaaliya sanadkii 1960, kadib markii qaybihiisii madax-bannaanida ka qaateen maamulka Ingiriiska iyo Talyaaniga, siday kala yihiin. Kacaankii 1969...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo bilawday dhageysiga racfaanka ay gudbisay Sacdiya...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa bilawday dhageysiga racfaanka ay gudbisay Sacdiya Macalin Cali, kaas oo doonaysa in la beddelo xukun saddex sano oo xarig...
Itoobiya oo mar kale xaqiijisay sida ay uga go’an tahay nabadda...
Ethiopia ayaa waxay mar kale cadeysay ballanqaadkeeda aan la dafiri karin ee ku aaddan horumarinta nabadda, ammaanka, iyo xasilloonida Soomaaliya.
Wadanka Bariga Afrika sidoo kale...









