Bashiir Abdulahi
Maxaa keenay muranka safarka Guudlaawe ee Hiiraan?”
Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka dhacay bannaanbax ballaaran oo ay dhigayaan boqolaal qof, kaas oo looga soo horjeedo hannaanka loo wado doorashada maamulka Hirshabeelle...
Bannaanbax ka socda Beledweyne oo looga soo horjeedo doorashada Hirshabeelle
Magaalada Beledweyne waxaa maanta ka socda bannaanbax ay dhigayaan qaar ka mid ah shacabka, siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo...
Golaha Mustaqbalka oo Golaha Ammaanka u gudbiyay cabasho ku saabsan fashilka...
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u gudbiyay qoraal uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-hadallada lagu doonayay...
Soomaaliya oo noqotay marin muhiim ah oo hubka si sharci-darrada ah...
Ganacsiga hubka sharci-darrada ah ee ka socda gobolka Geeska Afrika ayaa mararka qaar ku tiirsan shakhsiyaad u shaqeeya kooxaha tahriibiya hubka, iyadoo qaar ka...
Kooxda Lafta-gareen oo beenisay inuu aqbalay xabad-joojin ka dhacda Koonfur Galbeed
Bayaan kooban oo ka soo baxay kooxda madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen, ayaa lagu beeniyay wararka sheegaya inuu aqbalay xabad-joojin...
TPLF oo la wareegtay Garoonka Diyaaradaha ee Mekelle kaddib bixitaanka ciidamada...
Jabhadda Xoreynta Tigray ee loo soo gaabiyo TPLF ayaa la wareegtay gacan ku haynta Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Mekelle, caasimadda Ismaamulka Tigray ee waqooyiga...
KAAH oo walaac ka muujiyay xariga weriye Cabdiqani Baylood
Xisbiga mucaaradka KAAH ee Somaliland ayaa walaac ka muujiyay xariga weriye Cabdiqani Xuseen Abokor, oo loo yaqaan Baylood, isaga oo xukuumadda Somaliland ugu baaqay...
Mucaaradka Eritrea oo dibadda ka wada abaabul ay ku doonayaan isbeddel...
Kooxo mucaarad ku ah xukuumadda Madaxweyne Isaias Afwerki ee Eritrea ayaa dibadda ka wada abaabul siyaasadeed iyo mid bulsho, iyagoo isku dayaya inay dhisaan...
Ciidamada Xawaadle ee Afcad oo hub culus lasoo baxay, kana hor...
Deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan waxaa soo baxay ciidamo ka tirsan kuwa deegaanka oo wata hub kala duwan, oo ay ku jiraan qoryaha loo...
Wasiir Bashiir Goobe: “Doomo ayaa dhawaan lagu kala gudbi doonaa xaafadaha...
Wasiirka Degaanka iyo isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Bashiir Goobe ayaa ka digay xaalad halis ah oo ka dhalatay biyaha roobka ee ku fatahay qaar...









