Bashiir Abdulahi
Wasiir Bashiir Goobe: “Doomo ayaa dhawaan lagu kala gudbi doonaa xaafadaha...
Wasiirka Degaanka iyo isbadalka Cimilada ee Soomaaliya Bashiir Goobe ayaa ka digay xaalad halis ah oo ka dhalatay biyaha roobka ee ku fatahay qaar...
Mataano Soomaali ah oo Sweden laga masaafurinayo, iyadoo hooyadood iyo walaalahood...
Laba mataano Soomaali ah oo 22 jir ah ayaa wajahaya in laga masaafuriyo Sweden loona soo diro Soomaaliya, iyadoo hooyadood iyo walaalahood ay weli...
Nin looga shakisan yahay weerarkii Taliye Cali Taagey oo la qabtay
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal amni ka sameeyay magaalada Baydhabo, kaddib markii bam-gacmeed lagu weeraray Taliyaha Saldhigga Booliska Baydhabo, Taliye Cali Taagey.
Howlgalka ay ciidamada...
Uganda oo hakisay iskaashigii militariga ee Turkiga kadib khilaaf ka dhashay...
Dowladda Uganda ayaa sheegtay inay si ku-meel-gaar ah u hakisay iskaashigii dhinacyada militariga iyo difaaca ee kala dhexeeyay Turkiga, kaddib khilaaf muddo socday oo...
Baydhabo: Qarax lala beegsaday Taliyaha Booliiska
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday bam-gacmeed lagu weeraray gaari uu saarnaa Taliyaha Saldhigga Booliiska Baydhabo, Cali Taagey, iyo qaar ka...
Puntland oo Galmudug ku wareejisay ciidamadii iyo gaadiidkii lagu qabtay Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa maamulka Galmudug ku wareejiyay ciidamo iyo gaadiid nooca ciidamada qaada ah oo saaka lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, kaddib wada-hadallo dhexmaray mas’uuliyiin...
Sheekh Ibraahim bin Caadil Al-Madani oo ka mid ahaa Mu’adimiinta Masjidka...
Allaha u naxariistee Sheekh Ibraahim bin Caadil Al-Madani, oo ka mid ahaa mu’adimiinta Masjidka Xaramka ee magaalada Makkah, ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday isagoo...
Maraykanka oo qorsheynaya in uu ballaariyo saldhigga milatari ee Boosaaso
Dowladda Maraykanka ayaa lagu soo warramayaa inay qorsheyneyso in ay si rasmi ah u ballaariso saldhig milatari oo ay ku leedahay magaalada Boosaaso ee...
Puntland oo Gaalkacyo ku qabatay laba gaari oo siday ciidamo ka...
Ciidamada Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabtay laba gaari oo la sheegay inay siday ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ciidamadan ayaa la...
Xasan Sheekh oo u safray Maraykanka si uu uga qaybgalo Shirka...
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qaybgeli doono Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka furmaya magaalada...









