Home Authors Posts by Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi

Bashiir Abdulahi
1624 POSTS 0 COMMENTS

Dekedda Berbera oo 30% keliya ku shaqeysa

0
Dekedda Berbera ayaa hadda la sheegay inay isticmaaleyso qiyaastii 30% awoodda ay leedahay, inkastoo boqolaal milyan oo dollar lagu maalgeliyey ballaarinteeda iyo qorshaha loogu...

Diyaaradaha Turkiga oo duqeymo ka fuliyay Soomaaliya

0
Doorka milatari ee Turkiga ee Soomaaliya ayaa sanadkan sii kordhay, iyadoo diyaaradaha dagaalka ee F-16 ee dalka Turkiga lagu soo warramay inay ka qeyb...

“$20,000 oo lagu raadinayo Fahad Xabash oo ah askari ka...

0
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya ay raadineyso askari ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo lagu magacaabo Fahad Xabash, iyadoo la sheegay...

Sanbaloolshe oo si kulul uga jawaabay Cali Cosoble, dhaqdhaqaaqyo ciidan oo...

0
Xiisadda siyaasadeed ee ka taagan gobolka Hiiraan ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii ay hadallo kulul is dhaafsadeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ku lug leh arrimaha...

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay xannibaadda marin-biyoodka Muqdisho xilli la filayo...

0
Dowladda Soomaaliya ayaa ka digtay in dhismayaal, dhagxaan iyo caqabado kale oo laga sameeyay marinadii dabiiciga ahaa ee biyaha roobka ee magaalada Muqdisho ay...

Boqollaal qoys oo ku barakacay roobab iyo daadad oo xaalad adag...

0
Boqollaal qoys oo horraantii bishan ka barakacay deegaanka Ceelgaal ee degmada Qandala, gobolka Bari, ayaa wajahaya xaalado adag oo dhinaca nolosha ah, kaddib markii...

Bannaanbax ka dhan ah Doorashada Hirshabeelle oo Jawiil ka socda

0
Waxaa degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan ka socda bannaanbax looga soo horjeedo hannaanka doorashada Hirshabeelle, xilli uu gobolka ka jiro khilaaf siyaasadeed oo la...

Cabdi Rashiid Janan oo Doolow kula hadlay ciidamada Nabadsugidda

0
Taliyahii hore Nabadsugidda Jubbaland ahna Hoggaanka Guud ee Amniga Gobolka, Cabdi Rashiid Janan, ayaa saaka khudbad u jeediyay ciidamada Nabadsugidda Guutada Hilaac ee ka...

Ted Cruz oo sheegay in uu doonayo in Mareykanku si gaar...

0
Senator-ka Mareykanka ee Ted Cruz ayaa sheegay inuu kulan wax-ku-ool ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaas oo ay kaga wada...

Xiriirka Somaliland iyo Israel oo sii xoogeysanaya

0
Xiriirka u dhexeeya Somaliland iyo Israel ayaa sanadkan noqday mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee siyaasadda Geeska Afrika, kaddib markii Israel ay...