Bashiir Abdulahi
Puntland oo Maxamed Liibaan Tahliil ku Wareejisay Qoyskiisa Kadib Go’aanka Maxkamadda
Dowladda Puntland ayaa Maxamed Liibaan Tahliil ku wareejisay qoyskiisa, kaddib markii Maxkamadda Shareecada Islaamku ay go’aan ka gaartay kiiska muranka dhaliyay ee ku saabsanaa...
Sheekh Shariif oo Hoygiisa ku Qaabilay Odayaasha Dhaqanka Xawaadle, Xilli uu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa hoygiisa ku qaabilay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka beesha Xawaadle, kuwaas oo ay ka...
Xukun laga gaaray kiiska Jeneraal gurigiisa lagu dilay
Dable Bol. Jamaal Xasan Cabdulle iyo Mustaf Xuseen Guure “Kaamil” ayaa loo soo Xiray Dilka Taliyihii hore ee hoggaanka isgaarsiinta iyo Tiknooljiyadda Booliska sarreeye...
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Koonfur Galbeed oo Gaaray Yaaqbiriweyne
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Abshir Maxamed, ayaa gaaray deegaanka Yaaqbiriweyne, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen waxgaradka...
Baydhabo: Wiil dhalinyaro ah oo ka tirsanaa bajaajleyda magaalada oo la...
Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ka shaqeysta gaadiidka bajaajta ee magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, ayaa la dilay, sida ay xaqiijinayaan...
Dowladda Soomaaliya oo nidaaminaysa meherka iyo diiwaangelinta guurka: Maxaa ka dhalan...
Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraac cusub oo nidaaminaya dadka loo oggol yahay inay meheriyaan lammaanaha is...
Heshiiska Turkiga iyo Liibiya oo xiisad cusub ka abuuray Bariga Dhexe...
Heshiis badeed oo u dhexeeya Turkiga iyo Liibiya ayaa dib u soo nooleeyay khilaafka siyaasadeed ee ka jira bariga badda Mediterranean-ka, kaddib markii baarlamaanka...
Beledweyne: Khilaafka Hirshabeelle iyo kala qaybsanaanta bulshada oo hortaagan horumarka magaalada
Magaalada Beledweyne oo ah xarunta gobolka Hiiraan, isla markaana leh muhiimad ganacsi iyo mid bulsho, ayaa muddo dheer la tacaalaysay caqabado la xiriira amniga,...
Qaramada Midoobay oo ka digtay in daadad laga cabsi qabo Soomaaliya...
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in daadad ka dhasha roobab xooggan oo la filayo bilaha soo socda ay Soomaaliya ku barakicin karaan in ka...
Khilaafka maamulka Hiiraan oo sii xoogeysanaya, wareegtooyin xilka qaadis iyo magacaabis...
Khilaafka siyaasadeed ee ka taagan maamulka Hirshabeelle, gaar ahaan gobolka Hiiraan, ayaa sii xoogeysanaya, kaddib markii ay soo baxeen wareegtooyin lagu diiddan yahay xil...









