Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, G/Sare Xasan Cali Nuur (Shuute)” ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan xaalka Dalka soomaaliya .waxaa uu yiri”’ Dagaalo Badan oo dhacay Dad la Dilay Dad la dhaawacay iyo Dad lagu xad gudbay kuwo la Barakiciyay waxaa sabab u ahaa wax yaabihii keenay markii la Barary,Hadal qaladan oo uu Dhahay siyaasi xasaanad leh ayaa qeyb ka ahaa mushkilida waxa dhacay, marka hore waxaa soo jedinaynaa in an la baahin hadala xanafa leh.
Hoos ka Dhageyso



