Home WARARKA Deni iyo Axmed Madoobe oo ku heshiiyey soo dhisada Sheekh Shariif

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku heshiiyey soo dhisada Sheekh Shariif

21
0

Waxaa mudooyinkii ugu Dambeeyay ka socday magaalada Nairobi ee caasimada kenya waxaa ka socday shirar u dhaxeeyay madaxda mucaaradka iyo sidoo kale Madaxda maamulka goboledyada Dalka qaarkood, Kaas oo lagu Hadlayay Arimaha siyaasada Dalka soomaaliya ee xiligaan cakiran.

Dhinaca kale madaxda maamul goboleedyada qaar sida madaxda Puntland .Jubaland iyo madaxweynihi hore ee soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed ayaa sidoo kale kawada hadlay xaalada siyaasadeed ee soomaaliya waxaana wararka qaar ay sheegayaan in ay isla meel dhigeen sidii ay u wajahilahaayeen Arimaha Doorashooyinka iyo wax ka Badlka Doorashooyinka.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa lafa guray sidoo loo dhisi lahaa madaxweynihi hore Sharif Sheikh Ahmed oo Hada ah musharax u taagan qabashada xilka madaxtinimada soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here