Home WARARKA Dhaca Mobilada oo maalintii ah oo ku sii kordhaya Degmada Wadajir...

Dhaca Mobilada oo maalintii ah oo ku sii kordhaya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

19
0

shacabka ku nool Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa hasyta dhibaato ay kala kulmaan ciidamada dowladda soomaaliya iyo dhar cad ah.

maalinkasta waxaad arkaysaa gudaha Degmada Wadajir in qof rayid ah bartaha magaalada Degmada Wadajir ciidamada ay uga qaataan Mobilada gacan qaadka ah.

Iyadoo dadka u soo baxsanayaan bastoolado amaba qoriga aakay foodhi saban oo ciidamada garabka ay ku sitaan qaarkoodna waxay wataan mindiyo.

Waxaana ciddii ka dhaga adeegta amar dhiibida Mobilka waxay madaxa qofka kaga dhuftaan qorika Afkiisa ,dabadeedna ay ka qaadanayaan hantida iyo mobilka uu sito.

Dhacdadii ugu dambeysay ee xalay Dad lagu oo mobile qof lagu dhibaateeyay waxay gaarayaan ilaa 3 qof isla markaasina ay geesanayaa ciidamada dowadda soomaaliya.

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ka Gabibiyay wax ka qabashada Dhibaatooyinka Haysta Dadka Ku nool Degmada Wadajir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here