Madaxweynaha Jubaland oo la kulamay sii hayaha Ergeyga gaarka ah ee Q/M Soomaaliya.

0
12
Madaxweynaha  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo ku qaabilay sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo wafdi uu hogaaminayo.
Kulanka ayaa lagaga hadlay xaalada guud ee siyaasada dalka, bixitaanka Ciidamada ATMIS iyo qodobo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here