Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya kaga qeyb galay shirka Maayaradda Magaalooyinka

0
3
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaaladda. Mudane Cumar Cabdullahi Maxamad Faraweyne. Ayaa Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya kaga qeyb galay shirka Maayaradda Magaalooyinka
Kismaayo, Baydhabo, Muqdisho, Baladweyne, Dhuusamareeb. Iyo Garoowe,
Shirkaan Oo ay qeyb ka yihiin Wasaaraddaha howlaha guud ee faderalka iyo maamul goboleed yadda dalka oo laga warbixinaya mashruuca SURP2 (Nagaad)
Shirkaan Oo maalintii labaad ka socda Magaaladda Nairobi ayaa Maanta waxaa warbixino looga dhageeystay dhamaan Masuuliyiintii kasoo qeyb gashay shirka iyo waxyaabahii ka qabsoomay Mashruuca SURP2 Ee (Nagaad).
Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaaladda. Mudane Cumar Cabdullahi Maxamad Faraweyne. Ayaa dhankiisa sheegay in Mashruucyada (Nagaad) ay siwanagsan usocdaan siweeyn ay oga faa’ideysteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here