War-saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaanada labada Aqal ku matala Dowladda Jubbaland ayey si buuxda u taageereen mowqifka Jubaland ay ka qaadatay War-saxaafadeedkii ay soo saareen Gollaha Wadatashiga Qaranka kaas oo ahaa mid aan loo dhameyn.
Hoos ka akhirso war saxaafaddeedka oo dhameeystiran.