waxaad ku soo dhawataan barnaamij gaar ah oo looga hadlayo Sidee kor looga qaadi karaa wacyigalinta cafimaadka maskaxda iyo bixinta hagitaan iyadoo loo marayo barnaamijyada7 Raadiyaha iyo Baraha Bulshada
Waxaa fulinay Barnaamijka Juba Foundation.
Waxana maalgalinaya AFSC
waxaa soo jeedinaya salad muuse mahad



