Dhacdo fool xun oo maanta kadhacday balad xaawo .

0
25

Waxaa Maanta degmada balad xaawo ee Gobolka Gedo ayaa askari dowlada katirsan ay xabado isu mariya laba dhalinyaro.ah

Wiilasha Dhaawaca Soo Gaaray mid kamid ah ayaa la sheegay in dhaawax culus soo gaaray kan labaad Waxa la yirahdaa. Abdelwahab Hajji Issak Iyo Mowliid Mohamud Maaw

Abdiwahab Ayaa Sida La Sheegay Waxay Xabadda Kaga Dhacday Dhuunta Halka Wiilka Kale Isagana Ay Ka Gashay Caloosha.

Askariga Oo Magaciisa Lagu Soo Koobay Farxaan Ayaa la Sheegay In Xabadda Ay Ka Fakatay Islamarkaana Uu Maleynaayay In Qoriga Uu Wato Aysan Xabad Dhuunta U Fadhinin Waqtigaas.

Wiilasha Ayaa Dhaawacooda Loola Cararay Isbitaalka Weyn Ee Magaalada Dariska Ah Ee Mandera.

Gedo waa Gobolka ay si buuxdo gacanta oogu hayso Ethiopia iyadoo uu uxisaabsanyahay kilirka 6 ciidanka joogo badankii waxa soo tababaray ciidanka Ethiopia iyagoo marka ay tababarka siinayaan usoo sheego in qof Shacab ah hadii ay dilaan aanan loo toogan doonin.

Dhacdooyinka Noocaan ah ayaaana kusoo badanaya Dagmada Baladxawo.
Dhawaan ayay ahayd markii askar Boolis ah Xabado ku fureen laba dhalinyaro oo ciyaartooy kuwaas oo midkood lugta looga Jaray magalada Mogadishu.
Mana jirto ila hada wax talaabo oo ay qaadeen laamaha Amniga qaybahooda kala duwan oo ku adaan dhacdadaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here