ramaas
Koox weerar ku qaaday Warshadda Birta ee Dayniile.
Koox hubeysan ayaa xalay weerar ku bilowday rasaas culus ku qaaday Warshadda Birta ee ku taalla degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...
Uganda oo xaqiijisay in Xubno ka tirsan Al-shabaab lagu dilay G/Sh/Hoose.
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Gaashaandhiga Uganda Ciidanka Xoogga Dalka iyo ciidamada milateriga Uganda oo ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee...
Maraykanka oo warqad u diray madaxwaynaha Eritrea
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warqad u qoray madaxweynaha Eritrea Isayas Afawarqi, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta Eritrea Yamane Gabremasaqal.
Sida uu Yamane Gabremasqal ku...
Ciidamadii ugu badnaa oo loo diyaariyay inay dib ula wareegaan...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarisay ciidamadii ugu badnaa oo loo qorsheeyay inay ka qeyb qaataan howlgallo ballaaran oo lagu doonayo in Al-Shabaab looga saaro...
Ruben Amorim muxuu ka dhahay Wararka Manchester United La Xiriirinaya...
Tababaraha Manchester United, Ruben Amorim, ayaa si taxaddar leh uga hadlay wararka la xiriirinaya suurtagalnimada uu kooxda ugu soo biiri karo weeraryahanka RB Leipzig,...
Xavi Simons Oo Ku Wajahan Chelsea Ka Dib Markii Ay RB...
Xiddiga khadka dhexe ee weerarka RB Leipzig, Xavi Simons, ayaa la filayaa inuu ku biiro kooxda Chelsea, sida uu shaaciyay suxufiga caanka ah ee...
Lambarka Cusub Ee Uu Florian Wirtz Liverpool U Xiranayo Xilli Ciyaareedka...
Warar cusub oo laga helayo ilo dhow Xiddiga ayaa sheegaya in xiddiga reer Jarmal Florian Wirtz la siin doono lambarka 7-aad ee taariikhiga ah...
waa sidee Mustaqbalkiisa Real Madrid, ka dib Wararka Ku Saabsan...
Xiddiga reer Brazil ee Vinicius Jr. ayaa mar kale si cad u muujiyay rabitaankiisa ah inuu sii joogo Real Madrid, isagoo meesha ka saaray...
Canada oo sheegtay inay dal madax banaan u aqoonsaneyso Falastiin
Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta u gudbin doonto Israa’iil magacyada afarta qof ee laheystayaasha ah ee la sii dayn doono, taasoo qayb ka...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay dhismaha Maamulka Cusub...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah ugu hambalyeeyay dhismaha Maamulka Cusub ee Waqooyi-Bari Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay maamul...








