Magaalada muqdisho ee caasimada soomaaliya ayaa lagu wadaa in maalinta khamiista ah ay ka dhacaan dooashooyinka Golahada Deegaanka gobolka banaadiR taas oo uu ka jio khilaaf xoogaan, waxana jia cabashooyin badan oo ku saabsan qaabka ay u dhaceyso Doorashadaas,Dadka qaar ayaa qaba in Doorashadaas ay tahay mid uu wato madaxweynaha waqtigiisa sii dhamanaya ee xasan sheikh maxamuud.
Doorka warbaahinta qaar ee muqdisho
Xuseen maxamed oo ah weriye wax ku qora wargeyska the New York Times sidoo kale ah falaqeeye ka faallooda Arimaha soomaaliya ayaa sheegay uu jio Jahawareer ku saabsan qaabka doorashada ugu dhaceyso magaalada muqdisho.
Wax yaabaha aad iyo aadka leysku diidanahay waxaa ka mid ah Gudiga doorashada oo mucaaadka u arkaan in uu dhinac uu xigo iyo sidoo kale xubnaha sida loo kala qaatay xisbiga madaxweynaha ee loo yaqaano JSP aya ka jiaan eedo badan.madaxweynaha xitaa waxaa u hasan mudo afar bil ah taas oo keeni karta in wadanka uu galo qalgala siyaasadeed maadama aysa cadeen qaabka Doorashada soomaaliya ka dhaceysa.
Xuseen maxamed ayaa sidoo kale waxaa uu shegay in Dadka lagu qasbay qaadashada kaar waxaa uu yiri”’ Aniga ayay igu dhacday Aniga soo safaarayo oo gaai saaan in gaari leyga deji si aan u qaato kaarka wana dhibaata ka jirto in shaki badan lageliyo qaabka Dadka ay uku kalsoonaan karaan Doorashada ayuu sii raaciyay Xuseen maxamed .
Dadka ku nool magaalada muqdisho ayaa walaac ka qabo qaabka ay wax u socdaan,Taas meesha ka saareysa Doorasho leysku raacsanyahay in ay dhacdo soomaaliya.



