Home WARARKA Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) oo qarka u saaran in ay...

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) oo qarka u saaran in ay xeranto

21
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Ayaa qarka u saaran in la xeranto ka markii iyo Maxamuud Macalin Cabdulle oo shaqaalaha mushaaarka ka jartay sida ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mid ah shaqaala laga jartay mushaarka.

Musuq Weyn oo uu sameeyay Guddoomiyaha hay’adda SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa sababay in howlaha hay’adda aay istaagaan isla markaana dhaqaalaha hay’adda (SoDMA) ay wax xuquuq waayaan.

Maxamuud Macalin Cabdulle oo ah Guddoomiyaha hay’adda ayaa wadi waayay shaqada isla markaana ku milmay siyaasada awaxaana uu lunsaday dhammaan waxii gargaar ahaa ee dadka soomaaliyeed ee musuubooyinka sameynta ku yeesheen loogu tala galay sida ay qabaan Dad kala duwan.

Maxamuud Macalin Cabdulle ma jirto maamul goboleed xariir la kala dhaxeeyo gargaar gaarsiin karo waxii gurmad ah ee xaruunta ku soo dhaca uu masuq maasuqo, ayuu markan waxa uu xuquuqda ka jaray dhammaan shaqaalaha hay’adda SoDMA.

SODMA oo loo aas-aasay Kajawaabida Gurmadka deg-dega ah

2. Xaalada Bini’aadimida

2.Hareynta Khataraha Musiibooyinka (DRR)

3. Xaruunta howlaha gurmadka Qaranka IWM.

Ma jiro wax qabad muuqda iyo shaqooyin hay’adda ka socda, marka laga reebo dhammaan gurmadkii dadka soomaaliyeed loogu tala galay oo uu Musuq-Maasuqay Guddoomiyaha hay’adda SoDMA Maxamuud Macalin Cabdulle.
Waxaa jira dhibaatooyin Badan oo ka jira Degaano badan oo ku yaala soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here