Home WARARKA Hay’adda Tadamun oo fulinaysa mashruuc laga dhagax dhigay Duleedka magaalada Kismaayo

Hay’adda Tadamun oo fulinaysa mashruuc laga dhagax dhigay Duleedka magaalada Kismaayo

19
0
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Dhiriq iyo Madaxa Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Arrimaha Bin-aadantinimada ee Afrika, Dr. Yasid Cabdalla Xaamud ayaa maanta ka dhagax dhigay deegaanka Luglow/Halgan ee duleedka magaalada Kismaayo mashruuca dhismaha 200 guri oo ay wehelayaan adeegyada caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha.
Hay’adda Tadamun ayaa fulinaysa mashruucan, ayadoo taageero dhaqaale ka heleysa Boqortooyada Sucuudiga.
Wasiirka Gargaarka Jubaland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Dhiriq oo ka hadlayey munaasabadda dhagax-dhigga mashruuca, ayaa sheegay in mashruucan uu yahay kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee dalka Soomaaliya laga hirgeliyo, isla markaana uu wax weyn ka tari doono dib u dejinta dadka ku barakacay fatahaadaha.
Mashruucan guryeynta xalka waara ah waxa uu ka mid yahay dadaallada istaraatiijiga ah iyo ujeedooyinka Siyaasadda Guriyeynta Dowladda Jubbaland, oo diiradda saaraya in dadka barakacayaasha ah loo helo deegaan waara, guryo ammaan ah, iyo adeegyo aasaasi ah oo u adkaysan kara isbeddelka cimilada.
Waxay noqon kartaa sawirka Goob xero iyo Uluru
Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka dad tiro badan iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka ‎masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎CENTRE السعودية KINGDOM ال الإنسانية SALM ING المملكة الع ARABIA μηι مركز مركزالملك الملك CENTRE ELIEF مع المر و بجمهو SHRUU حجر الأساس لمش ة الأساسية له ADE IYO‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka ‎masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎سعودية KINGDON الأعمال الإنسانية SALMA ING المملكة العر ARABIA AUDI مركز الملك سلمان m CENTRE RELIEF & ND مع المر ורתה أساس لمشروع ! ساسية لمتضرر IYO VA‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka ‎masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎السعوديا العربية مملكة INGDON SAUDI ARABI الإنسان أعمال للإ سلمان الملك ركز NG SALM MAID & RELIEF CENTR ال مه SHk0u ARASH لمشروع fg س سية ΧΗ HI UBA‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka ‎hal qof ama dad badan iyo ‎qoraal odhanaya '‎美 السعوديا a q العق الع المملكة b INGDOM nI ARABIA RABIAIA IA الإنسان بال U الملك هملز IG SALMAN ELIEF CERE ECEB 티너 لمشرة bawial וב لمة سة นิ" 3‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka ‎masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎ایای_د_انو_ن_اد_ت حة السعودن OF INGDOM -الأعمال البنسا H SALMAN G المملكة ED ARABIA DI مركز والملك مركزالملك CENTRE IEF كنية مع مايو بجمد HRUUCA 量 لأساس لمد ساسية A IYO‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka ‎masrax iyo ‎qoraal odhanaya '‎لسعودية KINGDOM الالإنسانية KING SALM للاممباة DE الحر المملكة AUDI ARABIA س الملك مركز RELIEF CENTRE والتعليمية الصحية المرافق مم الفيدرالية الصومالى بجمهورية DHAGAX DHIGGA MASHR CAAFIMAADKA, WAXBARAS FOUNDATION STONE LAYING C WITH HEALTHCARE AND EDUL FOR FLOOD-AFFECTED comR الشريكالمنفذ المنفذ الشرياء Tadamun Social Society الاجتماعي التضامن جمعية لمش الأساس حجر وضع مناسبة ป الأساسية التحتية والبنية AH IYO ADEEGYADOODA UBALAND, SOOMAALIYA ON OF 200 HOUSING UNIT L NFRASTRUCTURE PUBLIC OF SOMALIA 02 حدون ل انسانية نحو in Unrestricted Humanity‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, masrax iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, masrax iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka hal qof ama dad badan, masrax iyo qoraal
Waxay noqon kartaa sawirka ‎hal qof ama dad badan iyo ‎qoraal odhanaya '‎DO O لبعودية KINGDO الع ä AUD لما‎'‎‎
Waxay noqon kartaa sawirka Goob xero iyo Uluru

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here