Garoonka diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdulle Xassan ee magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacday doorashada Gudoonka Sare ee Midowga Wakiilada Duulimaadyada iyo dalxiiska Jubaland. Dorashadan oo ay ku tartamayeen labada Urur ee kala ah Himilo iyo Tayo ayaa waxa ay...
Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sanadkan ay ka badan yihiin kuwii sannadkii hore. Sida ay u xaqiijiyeen Fox News Digital, sanadka 2024 waxaa Soomaaliya laga fuliyay 10 duqeyn oo...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay dagaal beeled geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kasoo ka dhacay xadka ay wadagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu ahaa mid socday mudo ku dhaw 30 daqiiqo,...
Madaxweyne Xasan Sheekh waxa uu si buuxda ula socdaa in waqtiga ka haray xilligiisa labaad uu hadda ka yar yahay 166 maalmood. Waxa kale oo uu og-yahay in uu qof walba ka fiican yahay- in mashruuciisa doorasho ee been...
Ku: Warbaahinta, Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha & Bulshada Soomaaliyeed Ujeeddo: Ku dhawaaqidda joojinta ku-meel-gaarka ah ee howlaha Idaacadda Marka FM Somalia Taariikh: 29-11-2025 Goobta: Marka, Shabeellaha Hoose Idaacadda Marka FM Somalia, oo ah idaacad madax-bannaan oo ka howlgasha Magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay kulanka bilaha ah ee bulshada, caddaaladda iyo amniga Jubbaland, kaasi oo si rasmi ah uu u daahfuray Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya aanay loo cudur daari Karin xildhibaannada maqan bilaa fasaxa ah balse laga jarayo gunnadooda. Abshirow waxa uu...
Ciidamo katirsan Nabad Sugida Soomaaliya ee NISA, ayaa billaabay bilihii u danbeeyey in ay dhibaateeyaan dadka leh ganacsiga yar-yar, gaar ahaan kuwa waratada ah iyo qaarka leh dabakayooyinka. Ciidamadan ayaa dadkaasi nolosha maalin laha ka raadinaya ganacsiga yar yar weydiisanaya...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in Dowladdaas ay usoo gudbisay dacwad ka dhan ah Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga soo duubta waddooyinka waa weyn ee Magaalada Nairobi. Jibriil ayaa tilmaamay in qof uu ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen heshiis labo geesood ah oo dhexmaraya Labadaaan Dal sida Iskaashiga, horumarinta Ilaha muhiimka ah. War lagu daabacay bogga Wasaaradda Arrimaha...