Urur-goboleedka IGAD ayaa shaaca ka qaaday in in ka badan 3.5 milyan oo qof ay ku barakaceen guud ahaan dalalka xubnaha ka ah xaaladaha cimilada, taas oo hoosta ka xariiqday baahida degdegga ah ee loo qabo in la qaado...
Cutubka gaarka ah ee Special Operations Group (SOG) ee dalka Kenya ayaa guul weyn ka gaaray howlgal ay ku fashiliyeen weerar argagixiso oo ay maleeshiyada Al-Shabaab qorsheynayeen inay ka fuliyaan deegaanka u dhexeeya Welmerer iyo Yumbis ee gobolka Garissa. War...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta (UAE) horey u jebiyay xayiraadda hubka ee lagu soo rogay dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, kadib markii la ogaaday in qalab miltari oo lagu sameeyay UK oo laga iibiyay Imaaraatka lagu...
Waxaa sii kordhaya dilalka ku saleysan aanooyinka qabiilka ee ka dhaca inta badan deegaanada gobolada Galgaduud iyo Mudug, iyadoo sacaadahii lasoo dhaafay deegaan hoostaga Balanbale lagu dilay Aabe iyo wiil uu dhalay. Aabaha iyo wiilkiisa la dilay ayaa lagu kala...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 09 ee 28-da Oktoobar 2025, kuna saabsan kala dirid Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Denbiyada Culus ee Puntland Madaxweynaha Puntland. Markuu arkay: Qodobka 80-aad, faqraddiisa 19-aad iyo Qodobka 87-aad ee...
Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa xal u raadinaysa dilalka aanooyinka la xiriira ee Gobolka Mudug gaar ahaan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo, Madaxweyne Siciid Deni ayaa kulan arrintaas ku saabsan la qaatay Isimada Dhaqanka, hay’adaha amniga & mas’uuliyiin kale. Hay’adaha ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidanka dowladda ku leeyihiin degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa si gaar ah uga dhacay  kontoroolka lagu magacaabo Buurta Cali Janaale oo ah...
Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo DTM (Displacement Tracking Matrix) ayaa muujisay in inta u dhaxaysay Janaayo ilaa Agoosto 2025, ay 5,435 muhaajiriin Soomaali ah gaareen Yurub, iyagoo u soo maray badda iyo dhulka. Warbixintan ayaa waxay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa wareegto uu soo saaray xilka uga qaaday Wasiirkii Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan. Wareegtada uu soo saaray Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre , ayaa loogu magacaabay Wasiirka...
Waxaa jirta khatar soo wajahday dadka rayidka ah iyo diyaaradaha. Dowladda dhexe ayaa gacan yar ka heysata magaalooyinka waaweyn iyo dekedaha, iyadoo ay weli socdaan weerarrada ka imaanaya kooxaha xagjirka ah ee lagu bar tilmaameedsanayo dadka rayidka ah ee...