Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garaay dalka Qatar, halkaasi oo uga qeyb-galayo shir heer caalami ah.
Socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Qatar ayaa la xiriira madasha Dooxa Forum oo lagu qabanayo magaalada Dooxa, taas oo qabsoomi doonta...
Warbixin cusub oo ay soo saartay Akadeemiyada Sirdoonka Turkiga ayaa ka digaysa in Soomaaliya ay soo galeyso xilli adag oo ay saameynayaan halisyo badan sida kooxda Al-Shabaab, kala qaybsanaanta siyaasadeed, daciifnimada hay’adaha dowladda, cadaadiska dibadda iyo culeyska dhaqaale.
Warbixinta oo...
Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa ugu baaqay bulshada magaalada Boorama inay is xakameeyaan, kadib mudaharaado ay laba dhallinyaro ahi ku dhinteen, kuwo kalena ay ku dhaawacmeen, oo ilaa xalay ka socday magaalada. Mudaharaadada ayaa lagaga soo horjeeda in buugga Xeer...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 61aad, Guutada 6aad, Qeybta 60aad ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaalada Baraawe ku soo qabtay Xashiish iyo kaniiniyaal maandooriye ah oo lagu kala ganacsanayay gudaha magaalada.
Howlgalkan ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha...
Israel ayaa soo saartay qiimeyn amni oo aan caadi ahayn oo ay Soomaaliya ugu magacdartay khatar istaraatiiji ah oo soo ifbaxeysa, sida lagu sheegay warbixin faahfaahsan oo ay daabacday Israel Hayom. Arintaan ayaa noqonaya markii ugu horreysay oo Israa’iil...
War kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in la xiray 12 qof oo ajaanib ah oo ay ku jiraan 5 qof oo Soomaali ah isla markaana ay ku wareejiyeen Laanta socdaalka ee ICE oo...
Magaalada Boorama waxaa ka dhacay dibadbax ka dhan ah Xukuumadda Somaliland oo la xiriira soo bandhigista buug lagu magacaabo ‘Xeer Ciise’ oo la damacsanaa in xarunta Gobolka Awdal lagu qabto laakiin loo wareejiyay Saylac.
Dad ka dibadbaxay go’aankaas iyo xaqiraad...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya iyo Turkmenistan ayaa telefoon ku yeeshay wada-hadal diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, nabadda caalamiga ah iyo horumar waara, sida ay soo tebisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkmenistan.
Intii lagu...
Dawladda Jubaland ayaa maanta oo Khamiis ah magacowday guddi heer sare ah oo ka kooban 9 xubnood, kuwaas oo iskugu jira wasiirro iyo mas’uuliyiin kale. Guddigan ayaa loo xil-saaray qabanqaabada iyo diyaarinta Shirka Madasha Mustaqbalka Soomaaliyeed ee lagu wado...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la yees8hay madaxda maamulada Koofur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle.
Ilo ku dhow kulanka ayaa sheegay inuu ka qabsoomay Villa Somalia, iyadoo looga hadlay xaaladda guud ee dalka gaar...









