Booliiska Hindiya ayaa Magaalada Mumbai ku xiray 26 ruux oo Soomaali ah oo 23 kamid ah ay Dumar yihiin kuwaas oo lagu qabtay 29.4 Kiilo garaam oo Dahab ah oo lacagtooda lagu qiyaasay $4.2 Milyan oo doollar sida ay...
Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ka dhacday dhacdo aad u layaab badan oo naxdin leh , kadib weerar xalay lagu qaaday Taliyaha xasilinta xaafadda Buundaweyn.
Bam gacmeed lagu tuuray guriga taliyaha ayaa sababay dhaawaca xaaskiisa, wiil uu dhalay iyo...
Ganacsatada Magaalada Muqdisho ayaa joojiyay isticmaalka lacagta shilinka Soomaaliga, kunka shillin (1,000) oo ah lacagta keliya kasoo hartay lacagihii uu dalka lahaa ayaa maanta laga diiday suuqyada magaalada muqdisho eeCaasimadda soomaaliya.
Gaadiidka Dadweynaha, Suuqyada iyo Dukuumada yaryar ee Caasimadda oo...
Dowladda Mareykanka iyo Iiraan ayaa ku guuldarreystay inay gaadh aan heshiis nabadeed kadib wadahadallo muddo dheer socday oo ka dhacay caasimadda dalka Pakistan ee Islamabad, sida ay sheegeen masuuliyiinta labada dhinac.
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka, JD Vance, oo hoggaaminayay wafdiga...
Taliyaha guud ee ciidamada Uganda, Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa soo saaray hadallo si weyn u soo jiitay indhaha beesha caalamka, kaddib markii uu si toos ah ugu dalbaday dowladda Turkiga lacag dhan 1 bilyan oo doolar, isagoo ku hanjabay...
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa xalay saqdii dhexe fuliyay howlgal qorsheysan oo si gaar ah loogu beegsaday bar kontorool oo ay Al-Shabaab ku lahaayeen deegaanka Toratorow ee gobolka Shabeellaha Hoose.
War kasoo baxay Danab oo...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu maamuusayay 66 sano guurada kasoo wareegtay aasaaska ciidanka Xoogga Dalka, waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin kala duwan iyada oo Militariga Soomaaliya uu soo bandhigay dhoollatus ciidan.
Mas’uuliyiinta ka hadashay waxaa kamid ah Madaxweynaha...
Agnes Nandutu oo ahayd Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gobolka Karamoja ayaa lagu xukumay 4 sano oo xabsi ah, waxaa lagu eedeeyay in ay xatooyo ku samaysay agab dhismo gaar ahaan jiingado loogu talagalay Dadka Saboolka ah, waxaa ka dhashay...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali, ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo mustaqbalka khayraadka dabiiciga ah, isagoo muujiyay walaac ku saabsan dib u dhac ku yimaada heshiisyada muhiimka ah ee qaranka.
Cumar Cabdirashiid ayaa...
Puntland ayaa sheegtay in loo baahan yahay dib-u-eegis lagu sameeyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo ka digay in qaabka uu hadda u dhisan yahay uu halis gelin karo madax-bannaanida dalka haddii aan la hubin hufnaan iyo dheellitirnaan.
Wasiiru-dowlaha...









