Wasiirka Difaaca Nigeria, Mohammed Badaru Abubakar, ayaa xilka iska casilay sababo caafimaad, sida uu sheegay afhayeenka madaxtooyada. Iscasilaaddiisa waxay ku soo beegmaysaa xilli dalka ay ka jiraaan afduubyo isa soo taraya oo dhowr gobol ka dhacay. Toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaa...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magacaabay xubnaha cusub ee Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (G-MCQ), kaddib markii uu soo gebogabeeyay habraacyadii sharciyeed iyo tixgelinnadii lagama maarmaanka u ahaa dhismaha guddigan muhiimka ah...
Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad, xilli ay socdaan howl-galladii ugu xoogga badnaa ee ay wadajir u fuliyaan ciidamada Puntland iyo kuwa gaarka...
shacabka ku nool Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa hasyta dhibaato ay kala kulmaan ciidamada dowladda soomaaliya iyo dhar cad ah. maalinkasta waxaad arkaysaa gudaha Degmada Wadajir in qof rayid ah bartaha magaalada Degmada Wadajir ciidamada ay uga qaataan Mobilada...
Shil sababay dhimashada Haweeney la sheegay in ay ahayd 60 jir oo lagu magacaabo Maryan Maxamuud Culusow ayaa xalay saq dhexe ka dhacay Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho, gaariga shilka galay ayaa rarnaa. Gaariga oo noociisu yahay (Ina-tareey) waxaa la...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si rasmi ah xayiraad dhinaca socdaalka ah ugu soo rogay dhammaan dadka muhaajiriinta ah ee Maraykanka ka soo gala waddamada “Dunida Saddexaad”, kuwaas oo Soomaalidu safka hore kaga jirto, isaga oo si gaar ah...
Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya ayaa tan iyo bilowgii 2025 shaqada ka joojiyay in ka badan 680 shaqaale, sababo la xiriira yaraanta maalgelinta gargaarka. Sida ay sheegeen ilo kala duwan oo ku dhow arrintan, hay’adaha QM waxay shaqada...
Deegaanno katirsan Gobolka Nugaal ee Dowlad-Goboleedka Puntland waxaa dadka degen saamayn taban ku reebay abaar, waxa ay qoysaska qaar billaabeen in ay isaga tagaan deegaankooda si ay u raadsadaan deegaannada ay ka heli karaan biyo & cunno. Dadkaan Barakacay oo...
Koox aan haybtooda la garan isla markaana hubaysnayd ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ku dishay Allaha u naxariiste Cabdi Ciise Qooleey oo ahaa nin da’ ah. Dilka kaddib, waxaa goobta ka baxsatay kooxdii dilkaas u...
Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa shaaciyay in Wasaaradda Caafimaadka iyo Machadka Caafimaadka Qaranka (NIH Somalia) ay si dhow ula socdaan xaaladda cudurka halista ah ee Marburg, kadib markii dowladda Itoobiya ay xaqiijisay kiisaska laga...