Magaalada Kismaayo waxaa lagu qabtay kulanka bilaha ah ee bulshada, caddaaladda iyo amniga Jubbaland, kaasi oo si rasmi ah uu u daahfuray Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Sareeye Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan Dhumaal. Kulanka waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya aanay loo cudur daari Karin xildhibaannada maqan bilaa fasaxa ah balse laga jarayo gunnadooda. Abshirow waxa uu...
Ciidamo katirsan Nabad Sugida Soomaaliya ee NISA, ayaa billaabay bilihii u danbeeyey in ay dhibaateeyaan dadka leh ganacsiga yar-yar, gaar ahaan kuwa waratada ah iyo qaarka leh dabakayooyinka. Ciidamadan ayaa dadkaasi nolosha maalin laha ka raadinaya ganacsiga yar yar weydiisanaya...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa sheegay in Dowladdaas ay usoo gudbisay dacwad ka dhan ah Dhallinyaro Soomaali ah oo Muuqaallo isaga soo duubta waddooyinka waa weyn ee Magaalada Nairobi. Jibriil ayaa tilmaamay in qof uu ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa dhiggiisa Morocco waxa ay kala saxiixdeen heshiis labo geesood ah oo dhexmaraya Labadaaan Dal sida Iskaashiga, horumarinta Ilaha muhiimka ah. War lagu daabacay bogga Wasaaradda Arrimaha...
Waxaa Sii kordhaaaya Saameynta Hooyada iyo Dhalaanka ay kala kulmayaan Dhaqaatiirta ku Sugan Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka IMC ee magaalada Jowhar. Dhaqaatiirtaan qaarkkod oo aan Lahayn Qibrad ku Filan oo ay ku Umuliyaan Hooyada Xiliga foosha ayaa Sababay dhibaatooyin badan...
Company sharci yaqaan oo ka diiwan gashan maxkamada cadaalada ee Eest Africa Una dooda dadka ayaa warqad rasmi usoo diray Gudoonka baarlamanka federalka Somaliya. Warqada ayaa sheegeysa in cabasho katimid Xildhibaan abiib ay soo gaartay kaasoo ka cabanaayo in lagu...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Madaxa Hay’adda Dhalashada iyo Socdaalka Mareykanka (USCIS), Joseph Edlow ku caadinaya in uu qaado tallaabooyin degdeg ah oo ka dhan ah Ajaanibta kasoo jeeda dalalka Somalia, Afghanistan, Cuba, Haiti, Iran & Venezuela. Donald Trump ayaa...
Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay nawaaxiga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. War qoraal ah oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in...
Wasiiru dowlaha madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Maxamed Cabdinuur, ayaa sheegay in ay cunaqabatayn xooggan saareen goobaha ay Daacish kaga harsan yihiin buuraleyda Calmíska, si looga jaro sahay kasta oo ay ku sii joogsan karaan. Cabdifataax ayaa sheegay in meelaha ay Daacish...