Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuwuuqul Insaanla ayaa maanta magaalada Kismaayo si rasmi ah u daah-furay ololaha 16-ka Maalmood ee Ka Hortagga Tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka, Caruurta iyo dadka nugul.
Munaasabadda waxaa kasoo qeyb-galay madaxda dowladda Jubaland oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta u safray Dalka Morocco ee Waqooyiga Qaaradda Afrika kaddib markii uu martiqaad ka helay Boqorka Dalkaas.
Xamsa Cabdi Barre ayaa kamid ah madax ka kala socota...
Hal askari oo ka tirsan Booliska Puntland iyo darawal mooto bajaaj ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka dhacay bartamaha magaalada Garowe.
Shilka ayaa dhacay kadib markii gaari uu watay askari ka tirsan ciidanka madaxtooyada oo la sheegay inuu...
Dadka xaafadaha magaalada Muqdisho degan ee u tabarta la’ bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay...
Afarta (4)sano ee dhammaadka ah oo hoggaanka dalka uu hayay Madaxweyne Xassan Sheikh waa afar sano oo qasaartay sida ay ay qabaan qaar ka mid ah Dadka soomaaliyeed.
Waxayna ahayd in lahelo horumar dowladeed, beddelkeedase waxa lahelay dhibaato dowladeed oo...
Muuqaal-dubaha Himilo TV, Cabdulahi Maxamed Cali “Saawey” oo Maxkamadda Gobolka Banaadir si rasmi ah u soo daysay, ayaa maanta si sharci–darro ah loogu diiday in uu qaato qalabkii warbaahinta ee camerada iyo agabka kale ee shaqada, xilli uu dib...
Dagaal beeleed sababay dhimashada 1 qof iyo dhaawaca in ka badan 2 ruux ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa Tuulooyinka Garaash & Moyko oo dhinaca Koofureed uga beegan Magaalada Jowhar Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle.
Dagaalkaan oo ka dhashay Dhul-daaqsimeed, muranka oo...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Dhiriq iyo Madaxa Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Arrimaha Bin-aadantinimada ee Afrika, Dr. Yasid Cabdalla Xaamud ayaa maanta ka dhagax dhigay deegaanka Luglow/Halgan ee duleedka magaalada Kismaayo mashruuca...
Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga degmada Warta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay Xasan Cabdikariin iyo Shukri Cali oo ku eedeysayn iney jirdil iyo dhaawac u gaysteen gabar yar oo 13 jir...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Hodan Maxamuud Diiriye, oo lagu helay inay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan, oo ahayd gabar 14 jir ah oo gurigeeda kula noolayd.
Go’aanka maxkamadda ayaa yimid...








