Puntland ayaa bandow kusoo rogtay degaannada ku dhow togga Baallade, iyadoo gaadiidka loo fasaxay oo keliya inay saacado kooban u socdaan deegaanka Tasjiic iyo nawaaxigiisa, si looga hortago in sahay qarsoodi ah loo gaarsiiyo kooxda Daacish. Go’aankan ayaa dhacay kaddib...
Waxaa mudooyinkii ugu Dambeeyay ka socday magaalada Nairobi ee caasimada kenya waxaa ka socday shirar u dhaxeeyay madaxda mucaaradka iyo sidoo kale Madaxda maamulka goboledyada Dalka qaarkood, Kaas oo lagu Hadlayay Arimaha siyaasada Dalka soomaaliya ee xiligaan cakiran. Dhinaca kale...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta daah-furaya shirweynaha 3aad ee Culimada Soomaaliyeed oo ay ka qaybgalayaan culimo dalka iyo dibadda isaga kala timid. Shirka waxaa sanadkaan looga hadlayaa dhibaatooyinka jira iyo sida looga gudbi karo tusaale ahaan...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu wadaa inay Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka weydiisato in xasaanadda laga qaado Xildhibaano ku lug leh colaadda maleeshiyada beelaha ee ku soo noqnoqotay Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo deegaanada hoostaga. Xeer...
Xaalad Quus ah ayaa ka Tagaan magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle iyadoo ay istaageen Baabuurtii Ka shaqeyn jirtay Gudaha magaalada jowhar iyo Banaankeeda ka Dib markii Al-Shabaab ay ku soo rogeen xanibaadyo Baabuurtii shidaalka qeyn jirtay magaalada Jowhar. Al-Shabaab...
Puntland ayaa xirtay sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kana howlgelayay xafiiskeeda magaalada Garowe ee Puntland, kaddib markii lagu eedeeyay inuu gacan siiyay shabakadaha tahriibinta dhalinyarada. Sarkaalkan, oo wararku sheegayaan inuu ahaa ku-xigeenka xafiiska Socdaalka ee Garowe,...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo isugu jira dil toogasho ah xabsi ciidan iyo sii deysmo kasoo saartay dilal argagax lahaa oo dhawaan ka dhacay degmada Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne oo ka...
Warbaahinta Middle East Eye, oo horay u tabisay in Bosaso xudun u tahay saadka RSF oo Imaaraadku saldhigyo ka samaysay ayaa hada ku waramaysa in magaaladda Strategy ah ee Bosaso saldhiga Imaaraadku ka samaystay Maraykanku u adeegsado dagaalka ka...
Madaxweynihii hore ee Dalka Brazil Jair Bolsonaro ayaa xabsi la dhigay kaddib markii lagu eedeeyay in uu isku dayay jebinta Xayiraaddii lagu saaray gurigiisa maadaama uu damcay in uu iska furo qalabka looga xiray awqawgiisa ee sheegaya haddii uu...
Biyihii iyo Korontadii ayaa bishan laga jaray Wasaaradda Howlaha guud iyo Guryaynta ee Xukuumadfa federaalka Somalia kadib markii ay wasaaradaas iska bixin waysay kharashaadkii lagu lahaa. Wasiirka Wasaaradaas Cilmi Maxamuud Nuur oo horay ugu soo guuldaraystay horumarinta Wasaaradda Maaliyadda ayaa...