Shaqaalaha ka howl-gala garoonka caalamiga ah ee Aden Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa maanta sameeyay shaqo joojin, iyagoo ka cabanaya go’aanka shirkadda Favori ee maamusha garoonka oo dhowaan shaqada ka joojisay dhowr ka mid ah shaqaalahooda.
Wararka aynu ka heleeyno...
Ciidamado katirsan Macawiisleyda deegaanka ah ee Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa weerar ku qaaday xubno katirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa deegaanno hoostaga Degmadaas.
Sida ay sheegeen ilo kala duwan, ciidanka Macawiisleyda oo helay xogta xubnaha katirsan Al-Shabaab...
Soomaaliya ayaa kaalinta koowaad ka gashay dalalka ugu badan ee muwaadiniintooda u safraan dalka Hindiya, sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday Wasaaradda Dalxiiska ee waddanka Hindiya.
Warbixinta ayaa tilmaamaysa in safarrada ay dadka Soomaaliyeed u tageen Hindiya ay...
Puntland ayaa ku eedeysay Dowladda Qatar inay ka dambeysay dilkii maareeyihii shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso, Paul Farmosa, oo magaalada Bosaso lagu dilay bishii March ee sanadkii 2019, isla markaana ay taageerto kooxaha argagixisada iyo warbaahinta faafisa mabaadi’dooda.
Wasiirka...
Xaalad deganaasho ah aan caga badan ku taagneyn ayaa maanta laga dareemaya tuulada Dudumaaye oo hoostagta degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo Shalay dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay uu ka dhacay.
Wararka hordhaca ah ee laga helayo...
Hay’adda caalamiga ah ee Amnesty International ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamku ay ku fashilmeen inay ilaaliyaan kumannaan qof oo ka tirsan bulshooyinka ay abaaruhu saameeyeen ee Koonfurta Soomaaliya, taas oo horseeday in dadkaasi la duudsiyo xuquuqdooda...
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Algiers oo ah Caasimadda dalka Algeria.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa Casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi Algeria madaxweyne Abdelmadjid Tebboune.
Socdaalka...
Somaliland ayaa markii ugu horraysay shaaca ka qaadday inay socdaan wadahadalo iyo dedaalo lagu doonayo in lagu siidaayo ciidamada Maamulkaasi kaga xiran Magaalada Laascaanood ee xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia.
Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Maxamed Yuusuf Cali, oo warfidiyeenka kula...
Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolada Bakool iyo Baay.
Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu sheegay howlgal xalay ka dhacay tuulada Abal...
Maxkamadda derajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa la horgeeyay labo askari iyo wade Mooto Fekon oo ku eedeysan in ay dhac ka gaysteen Deegaanka Ceelasha Biyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo mid kamid ah askartaas oo bam gacmeed qarxiyay...









