Dowladda Sweden ayaa dhowaan koox yar oo ciidan ah u dirtay Soomaaliya si ay u taageeraan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed dagaalka ay kula jiraan kooxaha argagixisada. Joogitaanka ciidanka Sweden wuxuu ku saleysan yahay martiqaad rasmi ah oo ka yimid dowladda...
Wasiirka Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo la kulmay Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Horumarinta Adeegga Bulshada la wadaagay macluumaadka la xiriira Haweeney ku hor foolatay Isbitaalka Banaadir isla markaana weysay daryeelkii ay u...
Maamulka Degmada Kaaraan oo kaashanaya Ciidanka Amniga ee Police Militario ee Degmada Kaaraan ayaa waxa ay howlgal qorshaysan ka fuliyeen guri ku yaalla Waaxda Nageyle. Howlgalkan ayaa lagu soo qabtay dhowr jawaan oo xashiish ah kadib markii muddooyinkii dambe bulshada...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulanka 12-aad ee Kalfadhiga 7-aad, kaasoo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen 156 mudane, ayaa ajendihiisu ahaa akhrinta saddexaad iyo...
Ciidamo badeed ka tirsan Midowga Yurub ayaa gudaha u galay markab Shidaal siday oo lagu magacaabo Hellas Aphrodite, kaas oo la kulmay weerar ay soo qaadeen burcad-badeed ku sugan meel u dhow xeebaha Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in dhammaan 24-kii...
Dowladda Faransiiska ayaa war ay soosaartay waxa ay muwadiinteeda ugu baaqday in si degdeg ah uga baxaan Dalkaas kaddib markii Xukuumadda Paris ay cabsi ka muujisay suuragalnimada in Kooxaha Islaamiyiinta ah ay qabsan karaan Dalkaas. Faransiiska ayaa muwaadiniintiisa ku sugan...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, H.E. Dr. Ali Haji Adam, ayaa xilka ka qaaday Agaasimihii isbitaalka Banaadir Fartuun Shariif, kaddib fadeexadii ka dhacday isbitaalka. “Wasiirka isagoo ka jawaabaya masuuliyadda dhacdadii ka dhacday Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka ee Banaadir,...
Wararka ka imaanaya deegaanka Huurshe ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay goordhaw ku dileen halkaas laba nin oo shacab ahaa. Maleeshiyaadka dilka geystay ayaa la sheegay iney kasoo jeedaan deegaan ahaan degmada Cabudwaaq, waxaana dilka uu yahay...
Wararka aan heleeno ayaa sheegaya in Gabar ay fool heysay oo in loo gar gaaro utagtay isbitaalka Banaadir laga soo racdeeyay oo Banaanka xoog loogu soo saaray ay afaafka hore ee Albaabka isbitaalka ku hor umushay . Arrintan ayaa caro...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ururka 47-aad guutada 8-aad ee qeybta 60-aad ayaa deegaanka Deynuunaay iyo deegaano hoostaga ka fuliyey howlgal lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab. Howlgaladaan ayaa lagu dilay horjoogihii kooxda Al-shabaab u qaabilsanaa dhanka Maaliyadda ee...