Waxaa soo baxay cabsi cusub oo ku saabsan soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliyeed, kaddib markii afar qof oo aan la aqoonsan isku dayeen inay fuulaan markab ganacsi oo ku sugnaa 534 kiiloomitir bari ka xigta magaalada Muqdisho, subaxnimadii Isniinta ee...
Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir iyo iskaashi qarsoon oo u dhexeeya Kooxaha Xuutiyiinta, Al-Qaacida iyo Al shabaab.
Sida ku xusan warbixinta...
Puntland ayaa maanta magaalada Garowe geysay in ka badan 300 askari oo booliis ah, kuwaas oo loogu talagalay inay la wareegaan sugidda amniga caasimadda Puntland, xilli ay sanadihii u dambeeyay ay Garowe kusoo badanayeen falalka lidka ku ah amniga...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Maamulka Jubbaland ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiis uu eedeysane ka ahaa Cabdiqaadir Maxamuud Xasan, oo ka tirsanaa hay’adda Nabadsugidda Jubbaland (NISA), kaas oo lagu eedeeyay in uu dil u geystay Aadan Maxamed Madey.
Fadhiga...
Warar dheeraad ayaa laga helaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo Xalay ka dhacay deegaanka Guudoole ee gobolka Galgaduud, kadib markii Xalay halkaas lagu dilay Hooyo 80 jir aheyd laguna dhaawacay wiilkeeda.
Dilka Hooyada 80 jirka aheyd iyo dhaawaca...
Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab ka wada saacadahii lasoo dhaafay deegaano dhowr ah oo ku yaala xadka ay la wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.
Howgalka ciidamadaan ayaa la sheegay inuu yahay ujeedkiisa mid looga hortagayo...
Wasaaradda Difaaca ee dalka Turkiga ayaa si rasmi ah u beenisay warar dhowaan lagu faafiyay baraha warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu wareejiyay diyaaradaha dagaalka ee T129 ATAK.
War-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda ayaa lagu caddeeyay in...
Wararka ka imaanaya deegaanka Guudoole ee Galmudug ayaa sheegaya in hooyo Madiino, oo qiyaastii 70 jir ahayd, lagu dilay weerar ay geysteen dabley hubeysan xilli ay ku sugneyd gurigeeda, halka wiilkeeda uu ku dhaawacmay rasaasta.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in...
Garoonka diyaaradaha Boosaaso ee maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waxaa laga maqlayaa dhawaqa diyaarado waaweyn oo laamiga ku garaacaya daafaha magaalada.
Daqiiqado ka dib markii ay degtay, diyaaradda waa la aqoonsan karaa. Waa diyaarad nooca IL-76 oo ah nooca xamuulka qaada...
Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa ku dhawaaqday in dib loo furo kiiska dilka naxdinta lahaa ee lagu eedeeyay saddex ruux oo loo haystay dilka hooyo Safiya Daahir Wehliye iyo saddexdeeda gabdhood, kuwaas oo lagu dilay deegaan hoostaga Qayib bishii...









